Qolka Dhalinta Aduun Ugu Shidan

Information

Qolka Dhalinta Aduun Ugu Shidan

Dhamaan Kusoo Dhawada Qlka Dhalinta Aduun.com uGu shidan ugu Caan san Ugu Wa Weyn QOlkan Wa Qol Qas Ah,,,Dadka Qar Malagu Tala Galin

Website: http://www.aduun.com
Location: Aduunka
Members: 103
Latest Activity: Mar 14

Discussion Forum

Raaxada...

Started by Waliid Cabduqaadir Cusmaan. Last reply by mowliid abukar May 28, 2010. 2 Replies

Waxaan Raaxada uugu Jecelahay in ley Dhuuqo anigana aan u Carbiyo!!!

waa iga talo

Started by cabdulaahi maxamad cabdi. Last reply by xasan maxamed xasan Mar 25, 2010. 1 Reply

waa idin salaamay dhamaan inta jacal raxada waa ku dhalanay lakiin ma ahan inaa shag shagno waa shaqajanimo waxaad jaceshahay markaa guursato usheego lamanahaga lakiin dadka hortoda waa caab hala…Continue

Profile

Started by xasan Cali Axmed Mar 18, 2010. 0 Replies

hi

Comment Wall

Comment

You need to be a member of Qolka Dhalinta Aduun Ugu Shidan to add comments!

Comment by qaali nuuur sh on February 19, 2013 at 4:31am
Asc anigoooo ah qaali nuuur waxan ku faraxsanahay inan ka mid noqdo asxaabta qolkan masha Allah waxan idiin salamayaaaaa
Comment by d.jey yare on April 20, 2011 at 2:51pm
waan idin salaamay dhamaan tiin waxaan ku farax sanahay in aan ka mud naqado asxaab ta qolkaan
Comment by caasho kafatnleey love suuqbacad on February 22, 2011 at 7:44am
Asc dhamaan
Comment by mowliid abukar on December 21, 2010 at 5:54pm
comment salaan sare
Comment by FILSAN CABDI on November 4, 2010 at 11:19am
waa wiil somaliyyed
Comment by xasan calasow cosobow on October 29, 2010 at 3:04am
asc wlaalayaal run ahaantii waxaad tihiin dad aad u waanaagsan
waxaana jeclahay in aad ka hadlo qolka saxafiyiinta maadaama aan ku jiro qolka nalinta aduunka ugu caansan saxafigu waa umuhiim waxaana iga su aal ah in aan idin su aalo saxafigu ma dad buu dilaa mase waa uu dhacaa? waana su aasha u baahan in laga jaaabo aadna mahadsantihiin jawaab wacan oo qiiimo leh
Comment by young AJ on October 29, 2010 at 2:25am
kuwo dansan maa jiraan hee ma naga daysaan falaatka
Comment by duuliye sare on October 16, 2010 at 3:58pm
waan idin salaamay dhamaan dhalinyarada qolka shidn ee aduun dhamaan waad slaamantiin waanaku dhawahay idina soodhawaada
Comment by cilmicadulkaadir on October 8, 2010 at 2:05am
teeda waxaa kale oo aan fikirkiina ku raadinayaa ereyo laba ah oo aad ku qosli doontaa micnahooda ma waxaad u nooshahay in aad wax cuntid?
mise waxaad wax u cuntaa in aad noolaatid? by E.C.
Comment by cilmicadulkaadir on October 8, 2010 at 2:01am
asc all
bacada salaam waxaan rabaa in aan jawaab waafi ah u hello suaashan oo ku saabsan diini ahaan qofka naftiisa dila maxey ka qabtaa diin ama jihaad aan loo meel deyin istishaadi lagu tilaamey
 

Members (103)

 
 
 

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service