Qolka SHUKAANSI Wiil/Gabar Only

Information

Qolka SHUKAANSI Wiil/Gabar Only

No waayeelyaal Yaaah HaLa SOO DhOoBtO HeE

Website: http://www.skysom.net/
Location: Sacuudiga
Members: 209
Latest Activity: May 3

Mahadsanidiin

Asxaabta isa soo dhoobtay ee boqolaalka gaaraya waan u hambalyaynayaa hada iyo koow iyo sheekooyin iyo isbarasho asxaabey diyar ma u tihiin hee

New Shukaansi wiil iyo gabar welcome all

and welcome to www.skysom.net

Discussion Forum

SOMALI BAAN AHAY #

Started by Mccjaceeloow Oct 20, 2012. 0 Replies

Gasiinkaygu waa bariis badaha laga keenay, garashadaydu waa ku dayasho indha la’, gadh wadeenkayguna waa qabiil. Waxaan ku hubays nahay aqoon la’aan, faqri iyo xagjirnimo diineed. Inkasta oo aan xor…Continue

Tags: mccjaceeloow

salaan sare

Started by suldan maxamed maxamud. Last reply by hodan mohamed hassan Jun 2, 2011. 1 Reply

asxaabtan wacanee akhalaqda dahabka ah eebe uugu deeqee darajiyo dadnimo iyo daladsare lasiiyow dunidaba dhamanteed dalkastoo aad joogtaan dumarkiyo barbartaba dalkasto aadjogtan salan dahablamoodo…Continue

jamal

Started by jamal abdulkadir ahmed Aug 15, 2010. 0 Replies

yaaweeye

salaan

Started by hxasan macalin Jul 25, 2010. 0 Replies

asxaabta oo dhan waad salaamantihiin ok

Comment Wall

Comment

You need to be a member of Qolka SHUKAANSI Wiil/Gabar Only to add comments!

Comment by sharmaake ibraahim on April 6, 2013 at 4:30pm

asxbta dhaman wad salamantihin

Comment by xubi aaa on April 3, 2013 at 3:32pm

asc aqyaarta waan idin wada salaamay sida aad u dhantihiin meelkastoo dunida aad ka joogtaan balse qolka aad sameysen malahelay ilaahad laba iska guursatay mase la helaa nin soomali ah oo jaceelka jili yaqaan soomlida sideeda xubi wax kamyaqaanan ee xiiso ayay ku dhaqmaan hadaan runta aan kahadlo ina ragoooow ee fadlan halayga raali noqdo hadii aan erey idin dhibaayo aaan dhahay mahadsanidiin walalaheyga soomaliyeedow

Comment by Jaamac Xasan Faarax on January 6, 2013 at 3:19pm

waan idin salaamay akhyaarta dhammaan

waxaan u baahanay gabadh fiican oo shukaansiga taqaaan

Comment by marwaan daahir mohamed on January 6, 2013 at 3:11pm

hey guyz maxaa cusub

Comment by Ali abdi aden on November 13, 2012 at 6:00pm

duqooshin  ma  la  rabaa

Comment by ahmed mahamed on October 29, 2012 at 10:35am
akhyaarta waad salaaman tihiin
Comment by Mccjaceeloow on October 20, 2012 at 6:32pm
dhalinta ku jirto qolkaan salaan kalgaceyl ah baan hawada idin soo marinayaa meel walboo aad aduunka ka joogtaan
Comment by said seal clas on October 17, 2012 at 9:42am

haaaaaaa

Comment by najma on October 10, 2012 at 2:31am

yes waan ni wada salamay aqyaarta 

Comment by siciida ibraahin on October 2, 2012 at 3:27am

asc waan idsalaamay asxaabeey

 

Members (210)

 
 
 

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service