QOLKA RER XAMAR JADIID

Information

QOLKA RER XAMAR JADIID

Location: SOMALIYA
Members: 22
Latest Activity: Nov 9, 2012

juvan

 
Mar haddaan ku waayo
Midigteydi baa luntey
Marxabeyn iska daayee
Murug baan dareemey
Macnahaasi maan garan
...Ma caashaq baa I helay
Ma hogaan baan rabaa
Ma adigaan ku tabey
Marxaladaan joogo
Ma qiyaasi karaayo
Marxuum in aan ahay
Mugdi inaan ku jiro
Marqaati looma baahno
Midig caashaq ii fiiri
Mugdi baan ku jiraa mcnto..........

{juvan ali}

Discussion Forum

Ogow qurux waa diin daawo guurna waa samir.

Started by RiDwAn Feb 18, 2010. 0 Replies

Ogow qurux waa diin daawo guurna waa samir. Gabaygii abwaan guure. Dadku magaca guud iyo dusha wuu ka simanyahay. misane kala damiir roon.Dariiqaa mareesiyo lama diidi karo calaf, hadane dood kalaa…Continue

Tags: guurna, samir., daawo, diin, qurux

Comment Wall

Comment

You need to be a member of QOLKA RER XAMAR JADIID to add comments!

Comment by maxamed deeq on October 31, 2012 at 12:55pm

asxaabta xamar jadiid waa idin salaamay maxaa heesaan 

Comment by Mccjaceeloow on October 20, 2012 at 6:56pm
ascwr dhalinyaradi xamarjadid aaad baan idin kugu xisay inkastoo aan kala firdhanay hadana xirirkena ma go'ayo aloow dad caafimad qabo & dalkiyoo nabad ah
Comment by Wiil Barwaaqo on June 24, 2012 at 5:41am

Comment by maANka ALI on February 15, 2011 at 10:25am
wcs/ walal waan kaa qaad naay salan taaada sharafta badaaan waa nh ku mahaad santahaaay waxa ku dhahena nala basahaaaal saxiib .. hada ku la kaftano saxiib qof an aqano ii ku lama i kaaan sxb dhaan asxabtaa rer x mar jadiid waaa is naqanaaa eeboow waxa ku lenahay kaaaco fuuran ku so dhawadaa all thx...bashalaa
Comment by ciyaal xamar jadiid on January 19, 2011 at 7:23am

waan idin salaam salaan tan ugu wacan taas o salaamu laahi caleykum salaan kadib dhamaan ciyaal xamar jadiid waxaan idin leeyahay hambalyo

Comment by maANka ALI on December 30, 2010 at 1:42am
waa niwada salamay asxabta  oo dhaan salan qali ah ..
Comment by RiDwAn on October 26, 2010 at 7:24am
wcs walaalaha Qolka reer x/jadiid waam idin soo dhaweenayaa walibo si kal iyo laab ah walaalaha waa markale iy kulamadii walaalaha reer x/jadiid .
Comment by mpmcc_m.play on October 2, 2010 at 1:38pm
asc dhaman dhalinta rer xamar jadid wan ku faraxsanahay qolka rer xamar jadiid eyka sameyen aduun salan an dhamanba hawada idin somariha walalaha xamar jadiid
Comment by baashi on September 29, 2010 at 12:40pm
waaan idin wada salaamaayaa dhamaan walaalaha reeer xamar jadiiid waxaan ku farax sanahay araktitada ama sameenta ama wada kulankeena qolka reer xamar jadiid
Comment by maANka ALI on April 22, 2010 at 5:01pm
waxan filaya gabdho badan in sefican u fahmidonan wayo gabayga waxa luqaday gabdhaha baas lol
 

Members (22)

 
 
 

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service