Information

Qolka Reer muqdisho

waa qolka ay fikradaha isku dhaafsadaan dhamaan reer muqdisho :P

Website: http://www.maalmo.com
Location: Muqdisho
Members: 920
Latest Activity: on Wednesday

maalmo music radio

Discussion Forum

Falis Cabdi vs Ikraan Caraale

Started by maxamed cabdullaahi xaaji Nov 26, 2011. 0 Replies

 Waxaan…Continue

dumaroo iska qosla ragoo ila ooya kkkkkkkkkkkkkkkkkkk lol

Started by Wiil Barwaaqo. Last reply by Cabdi raxiin maxamuud xasan Oct 19, 2011. 3 Replies

Waxaa bari jirtay naaga garoob ah oo iska dhaqan , waxayna lahayd xoolo badan ariba ha u badnaadee …….. waxay naagtaasi noloshaasi ku noolaataba waxaa ogooday oo ka war helay xaaladda ay ku nooshahay…Continue

Jaceylka iyo Saamaynta uu Leeyahay

Started by maxamed cabdullaahi xaaji. Last reply by axmed maxud caddow (Qooley) Aug 20, 2011. 3 Replies

Jaceylka iyo Saamaynta uu LeeyahayBy…Continue

maxaa ka taqaan reediyow kulmiye

Started by maxamed cabdullaahi xaaji Jul 1, 2011. 0 Replies

waaa warbaahin ku taal magaalada…Continue

Comment Wall

Comment

You need to be a member of Qolka Reer muqdisho to add comments!

Comment by jamaludiin (saciid-vista w) on May 12, 2012 at 8:58pm

rer muqdisho iyo nawaaaxigeeda iyo martideeeda salaaaaamooozz

Comment by aryaa iga sigo matiri hee on May 1, 2012 at 9:04pm
http://www.youtube.com/watch?v=21qnSQysqQA&feature=player_detai... Saar Comment if u love Muqdisho Saar Like hadaa ka xuntahay wiixii Muqdisho ku dhacay
manshalah walahi it very emtional to listen ths song codka wiilka inaba cadi mahan manshalah keep it up boy
Comment by aryaa iga sigo matiri hee on May 1, 2012 at 9:00pm
Comment by saalim cali saalaim on April 30, 2012 at 5:30am
haye walayaal reer muqdisho see tihiin
Comment by mustaf maxamad cusmaan on April 28, 2012 at 2:13pm

asc dhamaan asxbta reer mogdisho aad ayan idin salaamay xaladihiina waa waaalkii salax barasho wanaagsan

Comment by susan abdi on April 26, 2012 at 5:56am

Hambalyo aad umaacaan badan oo u caraf badan baan hawada idoon soo marinayaa reer mugadisho meelkastoo caalamka aad ka joogtaan.

 

 

 

Comment by susan abdi on April 26, 2012 at 5:52am

Comment by wiilka xeebta warshiikh on April 25, 2012 at 6:51pm

ardey baan nahayoo ardey baan nahayoo ubaxii wadankaa nahayoo waxaa u urdeenaa ururdeenaa dugsiyada la aadnaa in aan aqoon kurursanoo dalkeena canfacnoo alahoo noo gar gaar aamiin aamiin

Comment by aryaa iga sigo matiri hee on April 6, 2012 at 12:53pm

Allah ku    siiyo   iimaamkii   nabi   ibraahim    shafacadii  nabi   muhamed   quruxdii   nabi  yuusuf  maalkii  nabi  suleybaan   xigmadii  luqmaan  dulqaadka   nabi  daa, uud   xoogii  nabi  muuse  xishoodkii   cismaan  binu  cafaan  geesinimadii   khaalid binu   walid   hadal  yaridii  inbu   cabas  cilmigii   bukhaari  inshaa   allah  ilahi  haku  anfaco  tiilmahas

Comment by aryaa iga sigo matiri hee on April 6, 2012 at 5:57am

jimco mubarak dhamantiiin somaliyeed  garhan reer muqdisho

 

Members (920)

 
 
 

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service