Qolka reer hargeysa iyo reer Burco

Information

Qolka reer hargeysa iyo reer Burco

waa laba magaalo oo soomaaliyeed

Location: somalia
Members: 249
Latest Activity: May 18


Discussion Forum

Pepsiga iyo Hargeisa

Started by Egal Abdi Abdillahi. Last reply by don mohilezz Mar 22, 2011. 1 Reply

hargaysaay habooneeymadashii halyaygiyohalgamaagu joogaaybaro lama huraaniyohalbaowlihii aduunkaandhulka hooyo meeshiiugu hodansanaydeeyContinue

hargeisa iyo burcooy waan idin salamaay waa walalo labadan magaalo ee ha la ogaado

Started by mukhtaar abdi sh bulshaawi. Last reply by mukhtaar abdi sh bulshaawi Apr 4, 2010. 2 Replies

dhamaantiin waan idin salamayaa waxanan idnku boorin lahaa inaan lakala qaadin magaaloyinkan oo ah labo walaalo ah aanay midna mida kale ka maarmin dhalinyarooy hargiesa iyo burco waa waa walaalo

also the discussion you want

Started by adam jama warsame. Last reply by adam jama warsame Mar 21, 2010. 1 Reply

thans how the well you have made discussion it is gives me great pleasure to join this group of youth group somaliland last but no least no barrier can block our mind thanks alot

waar in ay berberi joogtaa meesha yewee

Started by maxamed axmed bile. Last reply by maxamed c/laahi Mar 20, 2010. 1 Reply

waan laysku dheelitiro meesh hadii kale hala kala yaaco

Comment Wall

Comment

You need to be a member of Qolka reer hargeysa iyo reer Burco to add comments!

Comment by Hodan( Balanteenu wa qiyaamaha) on May 17, 2012 at 11:30am

happy independence day dhamaaan umada somaliland meel walbo oo ay kala joogto wax aan leeyahay sanadkan sanadkiisa cimri dherer cibaado suuban iyo cafimaad qab. 

Comment by GEYDH on April 27, 2012 at 10:25am

HARGIESAY HIRDOOGLAY HOBAAN BISLAATAY, ADUUNKA ADAAN KUUGU JECELA.

GUGII KUGU KORDHAA GABOW MOOYEE HADAANU KU ODHAN TAG HARGIESA OGOW MA GUDBAAD TAHEE

 

Comment by Hodan( Balanteenu wa qiyaamaha) on April 25, 2012 at 11:32pm

 hadal loo riyaaqiyo hawraarta maansada  

hal karana qadarin loo heeseya gabayada 

 gabayada halkuu eebe dhigay 

HARGEISAAAAAAAAAAAAAAAAAY

gayiga hobaladiisay heesaga caan baxaya

rugtii lagu habeeye fanku heer ku gaadhay

 hooygii hor jiriyo hooyadii abwaankaaaay

marka hore baridiiyo hanbalyiyi salaanba

hadyada kaga dhigayoo waad hoodobadan tahee

HARGEISAAAAY MA NABAD BAAAAAAA 

Comment by saami ali daadax on April 25, 2012 at 9:41pm

burcooy iyo hargeisay salaan qaali ah ayad idinsoo tabinayaa inkastroo imika un dadkaygii helay maanto dhan wax aan garanw ayaan kaladhka i haystee salan gobeed ayaad idin leeyahay ilmaderayaal 

Comment by xidig on March 24, 2012 at 6:06am

reer hargeisa asc dhamantin see layahay

Comment by Xilojano Maxamed on March 21, 2012 at 6:35am

waan  wada salaamaya dhamaantiin

Comment by zuzaan qurux on March 19, 2012 at 3:30pm
Baarlamaanka Ingiriiska Oo Lagaga Hadlay Aqoonsiga Somaliland Iyo Mowqifka Xukuumadda Ingiriisk

Mudane Edward Leigh, oo ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska ayaa khamiistii ka sheegay baarlamaanka Ingiriiska dhexdiisa in shacabka reer Somaliland xidhiidh saaxiibtinimo weyn u hayaan Ingiriiska, dalkoodana horumar weyn ka samaysteen, halka aan inta kale ee Soomaaliya gaadhin. Markaa miyaan la gaadhin wakhtigii aan aqoonsan lahayn madaxbanaanidooda?
Comment by zaki awil on February 3, 2012 at 5:33pm
baxsan hergeisa, xaramki barbaarta...
Comment by mustafe c/raxmaan on January 27, 2012 at 6:12am

ma ninbaa dooxii togdheer ..dhulkii fadhiyoo..duhurka barjihii naqaysanayoo ..alax ...wax reer burco ka murqaan salaxan wali maan arag viva reer burco markay qayilayaan ..hargaysa aabay yaabay bay cunaanoo habeenkii markay gaadhay khaakhaayiraan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva hargaysana

Comment by leader of hackers on January 16, 2012 at 8:22am

leader of hackers of the world and dream with me

 

Members (249)

 
 
 

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service