Somali Online Chatting
Started by Akram Hp. Last reply by Akram Hp Nov 27, 2011. 1 Reply 0 Likes
gacama furanContinue
Started by abdi khaaalaq Jul 7, 2011. 0 Replies 1 Like
Aduunyadu ma naga oo wakhtigu ways eryanayaa e…Continue
Comment
Comment by Akram Hp on May 2, 2011 at 2:23pm Murugadaa kadib .. waxaan kaxumahay in sxbteen hani elim qolkeeni katagday sababahana ma aqaan .. run`ahaanti waxaa ku balansaneen in ey bishaan qabto Masuuliyada guud ee Qolka .. marka ma aqaan iney xil ka carar aheed oo sidaa ey u dhuumatay kkkk.. lkin hadi aan sida xita ufakari lahaa waxaan aaminsanahay in ey si fudud iigu cudur daaran laheed anna waanba ka aqbli lahaa .. maxaa yeelay qofku waxu kacudur daarto laguma jiribo ..
maxaan ku fasiri karnaa hadaba maqnaansahada sxbteen hani ,, walaahi waxa noo furan uun inaan u fakarno dhinaca wanaagsan .. waxaana rajeeenayaa iney noo solaaban doonto goor dhaw sxbteen hani elmi
Comment by Akram Hp on May 2, 2011 at 2:14pm
بقلوب ملؤها الرضى بقضاء الله وقدره وبعيونٍ أغرقتها دموع الفراق وبألسن تلهج بالدعاء بالرحمه والمغفره للفقيد الشهيدالشيخ المجاهد أسامة بن لادن .. (وَلَا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاءٌ عِنْدَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ * فَرِحِينَ بِمَا آتَاهُمُ اللَّهُ مِنْ فَضْلِهِ وَيَسْتَبْشِرُونَ بِالَّذِينَ لَمْ يَلْحَقُوا بِهِمْ مِنْ خَلْفِهِمْ أَلَّا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ * يَسْتَبْشِرُونَ بِنِعْمَةٍ مِنَ اللَّهِ وَفَضْلٍ وَأَنَّ اللَّهَ لَا يُضِيعُ أَجْرَ الْمُؤْمِنِينَ )
Comment by xamdi xaaji on May 2, 2011 at 12:15pm hadaan fasiro qoraalkii hore
waxaan tabay gabar la dhaho Hani ilmi , walahi aad ayaan aga xumahy in meeshaan aan ka waayo ama kaba baxdo qolka, sababta?
ilaa hada ma aqaano xaqiiqda dhabta ah
lkin waxaa aqanaa in la dhaho hani ilmi eena tahy gabar masha Allh ah, mar walba faraxaan ah,
waan rajeenaa inee kusoo laaban doonto insha Allh
murugo ayaa dareemayaa hadii ee mataanteeda iga tagtay sabab la,aan
walahi hada ayaa ogaaday qolka oo hal tiro ka jarantay hadii aan dadka fiiriyay
waxaan ka wayay haniiiiiiiiiiiiiiiiiii
oh arkam laysh ee sidaas u dhacday
Comment by xamdi xaaji on May 2, 2011 at 11:58am Oh my Gud !!
jag saknar en tjej som heter Hani Ilmi, walahi jag är mycket ledsen att hon bort här, varför ? det vet jag inte riktig, men hon var min bäst kompis walahi
jag känner inte henne riktik men jag vet att hon heter hani och hon är snäll och hon var allt glad, jag hoppas att hon ska koma tillbaka insha Allh
insha Allh waan idin fasiraa hadalkaas qoraalka danbe
Comment by diini yare on April 30, 2011 at 6:28am
Comment by Akram Hp on April 29, 2011 at 12:44pm CALANKEYGA NUUUUROW ALAHAYOOOW KUNABAD GALI .. waa hees qiiro leh wa xasuus adag .. waa fanaan culus oo murti ween inoo reebay ...
sxb khaalid ilaahay hakucaafi maad siiyo .. waxaa tahay masuul xasuus gooni ah igureebay . waxa tahay ninka aan caawa hadaan go o ku haleenayo qolka adiga iyo hablaha 2 gabdhood ee aan kaxushay ee xishmada iyo qadarinta iga mutay waa xamdi iyo hani .. sxb murtidaada aad bey uwacantahay ee halkeeda inooga siiwad ..
aniga caawa waxaan run kuwaayay ayaan riyo kusoo helay waana tan ee ila arka cml kkkkkkkkkkk
Comment by xamdi xaaji on April 29, 2011 at 3:26am Salaan sadri iyo..... ah dhamaan ayaa hawada macn idin soo marinaa walalaheyga aan jeclaayoow Janada Allow Bishaaro noogu dhig aamin ,,,,aamin
aad ayaan idinku xiisay runtii ayaantaan waa mashquulay yacnii........ayaa jiray oo bussy iga dhigtay lkin hada waa ok xaalka insha Allh
mr Qaalid masha Allh mas,uul sare aad ayaa kuu salaamayaa, la,aantaada abaar waaye runtii qolka nuurkiisa ayaa tahy
waadna ku mahadsantahy barjaamijyada xikmada iyo murtida leh oo cilmiga ka buuxo oo noosoo hibeesay masha Allh
all waad salaamantihiin waa xamdi xaaji( xamdi sweden) oo idin leh samaan ku waara, wadankeynoow nabad ah neecoow udgoon ka baxeeso inaa ku laabano insha Allh
calankeyga nuuroow
Allahayoow ku nabad gali
Comment by Mr: khaalid on April 28, 2011 at 1:29pm waan kaxumahay in uukala go kusameeyay barnaamijki aan idiin waday e ahaa MURTIDA SOMALIYED E 3SADAXLEYDA AH hadi aan caawa halkeedi idiin kagasiiwado side u aragtaan asxaabeey
SADEX WAY WANAAGSANYIHIIN LKN SADEX AYEY KU SII WANAAGSANYIHIIN
1. Samirku waa wanaagsanyahay lkn dadka saboolka ah ayuu ku sii wanaagsanyahay
2. Deeqsinimadu waa ay wanaagsantahay lkn dadka tanaadka ah ayey ku sii wanaagsantahay
3. Xishoodku wuu wanaagsanyahay lkn haweenka ayuu ku sii wanaagsanyahay
SADEX SADEX BAA LAGU CADEEYAA
1. Hadal run baa lagu cadeeyaa
2. ilkana rumay
3. Middina raawin
NINKA RAGGA AH HADDII UU SADEX SADEX KAJECLAADO WUU GABOOBAY
1. Hilib hadduu garab ka jeclaado
2. Caano hadduu barax ka jecalado
3. Dumar haduu garoob ka jeclaado
soogudbintii khaalid
Comment by Mr: khaalid on April 28, 2011 at 1:19pm
Comment by Mr: khaalid on April 22, 2011 at 11:07am Maanka iyo dhamaan inta kusoo biidhay Qolka Mugdisho Caasimadi Umada ku so dhawaadha qalbi gamco iyo waji furan kkkkkkkkkkkkk,
masha alaah sxb akram adi hadiiba aad wadini aheen yaa ah wadani sxb waad noqon kartaa wadani haba arkin dowlad iyo macaankeeda hadiyo goor wax macaan dadkoo dhan aya raba oo jacel lakiin qof mar soo arkay dowladnimo iyo qof aan waligi arag isu mid ma aha maxaa yeelay NIN KI MAR NAAG SOO GUURSADAY IYO NIN AAN WALI SOGUURSAN 2BADABA WA EY RABAAN naag LKIIN WAXAA DARAN MIDKAAN WALI SO GUURSAN EE LOOGA SHEKEEYAY UUN KKKKKKKKKKKKK igadaaa ciyaarta
© 2013 Created by Aduun Team.
You need to be a member of QOLKA MUGDISHO CAASIMADI UMADDA to add comments!