Somali Online Chatting
Started by Akram Hp. Last reply by Akram Hp Nov 27, 2011. 1 Reply 0 Likes
gacama furanContinue
Started by abdi khaaalaq Jul 7, 2011. 0 Replies 1 Like
Aduunyadu ma naga oo wakhtigu ways eryanayaa e…Continue
Comment
as dhamaan reer qolkan oo idil
Simraan Nabad waan dooneyaa dhamaanteen
Comment by ★Dream Girl★ on April 21, 2011 at 4:51am
Comment by ★Dream Girl★ on April 21, 2011 at 4:51am
Comment by Akram Hp on April 18, 2011 at 2:52pm 
Comment by xamdi xaaji on April 17, 2011 at 8:38am Yaa kale hee....Kiin Qaalid waad ogtahee sadar muuqda su,aal ka dhan.
xil qabato wax ma ahn, ee waxaa ficn in waxtarkiisa la helo, ee dadkane faa,iido u nqoto, dumarka somaliyeed aad ayee wali idinku samraayaan wali idinku rajo weyihiin inaa wax un qaban doontaa, oo wali idinku jiro wiil HANAD ah yacnii GEESI ah WADANI ah ........ lkin wali waxaa ku badaalaneesaa dibindaabyada cadowga dhoola cadeyntiisa muuqata ....sorry runtiii
goortaa soo nacdaan xil oo bes iska imaato,........ macquul inaa wax idinka caawino
Comment by Mr: khaalid on April 16, 2011 at 1:37pm Suldaan Maxamed iyo Libaan Axmed iyo dhamaan aqyaarta cusub ee Qolka mugdisho Caasimadi Umada kuso biirtay waxaan idin leyahay kusodhawaada Qolka wa Qolkiini, Qolkeena , Qolka umadda somaliyeed,
waxa qiirro iyo qushuuc igu beeray hadalka walaashey xamdi xaaji walhi wa sax waxa ay ka hadashay lkin xamdi yaa idiin diidan inaad nadaamka dalka wax ka maamushaan?
Comment by cumar cali barrow on April 16, 2011 at 3:42am © 2013 Created by Aduun Team.
You need to be a member of QOLKA MUGDISHO CAASIMADI UMADDA to add comments!