Somali Online Chatting
Tags:
Permalink Reply by xamdi xaaji on March 15, 2011 at 4:27am runtii Nafta iyada oo loo kala saareen Rag iyo dumar ayee hadane nafta aad u jeceshahay waxii markaas ka qarsoon inee ogaato, oo u maleeso waxa ee heesato inee kasii fiicanyihiin kasii macaan yihiin kasii mudanyihiin , sidaas ayee Nafta mar kasta hamigeeda u dhamaaneen!
waxaan dhaliisa dumarka kaga jawaabi karaa sheeko aan ka haayo dhankiina Raga waxaan ku fahansiinaa inee Nafta hami badantahy ee kala aheen Rag iyo Dumar ee wee ka siman yihiin damaca aan dhamaadka laheyn!
sheekadaan waxaa ka sheekeeyay nin cadaan ah oo afsomaliga bartay
aad ayaana aga helay
taas oo aheed sheekada magaceeda DAD QEYR WAA IGU DARAA
nin miskiin ah ayaa nasiib u helay inuu guursado gabar taajirad ah
kadib ayee ka badashay dharkii xumaa ee uu watay waxey galisay qolka gooni u ah
maalin ayee is qabsaneed markaas ayuu ninkii yiri : waa inaa i tustaa waxa aad qolkaan ku qarineeso
iyada waxey tiri kuma tusaayi shuruud hadaan ku tuso adiga iyo waxa qolka ku jira waad isla baxeesaan
waana ku kala tageenaa mesha yacnii waan is fureenaa
kadibne ninkii hami ayaa ka galy waxa meesha ku jira oo go,aankiisa ayuu ku adkeestay inuu soo arko
oo hami ayaa ka galay qolka
kadibne way u furtay gabartii
waxuu arkayba waa dharkii wasaqda ahaa oo waligiisa xernaa intuusa helin taajirnimada uu hada yahay
waxuu sameeyaa hee!
waa inuu iska baxaa ma ahoo hee
marka sidaas ayuu ku baxay isaga iyo dharkiisii xumaa
taas waxaa ku imaaday nafta inee aad u jeceshahay hadba waxii ka qarsoon ee inee aragto ogaato jeceshahy
waxaan umaleenaa Akramoow dumarka xaqooda waan u soo celiyay kkkkkkk
yacnii dhaliisha ah damac badanida inee nala wadaagtaan
sheekadan aad keentay waa mid beelo ah
hadii ee dabaqa kowaad tagtay laga yaabaa inee dooqeeda noqon waayo ilaa ee kii u danbeeyay tagtay
marka aad ayaa u mahadsantahy si kasta waana kuu hanbalyeenayaa
sheekooyinkaaga xikmada iyo aqoonta leh masha Allh
thnks
Permalink Reply by Akram Hp on March 27, 2011 at 2:23am
Permalink Reply by xamdi xaaji on March 27, 2011 at 8:16am Runtii waan ku salaamayaa Akram, hadii aan ka jawaabo su,aashaada aniga runtii wali maamo ma noqon, still i am gril masha Allh, my age is 19-20
runtii caqliga sidaa sheegtay hadaa ah waa Alle mahadiisa lkin uma maleeyo sidaas hee xaaji kkkk
© 2013 Created by Aduun Team.