Somali Online Chatting
Started by Akram Hp. Last reply by Akram Hp Nov 27, 2011. 1 Reply 0 Likes
gacama furanContinue
Started by abdi khaaalaq Jul 7, 2011. 0 Replies 1 Like
Aduunyadu ma naga oo wakhtigu ways eryanayaa e…Continue
Started by hani Elmi. Last reply by hani Elmi May 9, 2011. 0 Replies 1 Like
hadal wanagsan
Comment
Comment by Akram Hp on January 6, 2012 at 12:28am walshiis hani aaaaaaaaaaaaad iyo aaaaaaaaad ayaan idiin ku xiisay adiga iyo xamdiba .. waxa been aheen in qadka lasoogalo badanaa lkn waxa kaliya ee culeeska iyo boring qolka kadhigay wa wbsitekan aduun.net oo ah mid aan laheen hormar dhan waliba .. marka sida aan is leeyahay dadkiba waa ey ka'kala gureen oo waxey dhaxda kaga jiraan website yada kacsan sida facebook iyo twitter iyo kuwa lamidka ah ... aniga hada waxan ahaa wayadaa qodka ugu soo booqashada badan websitekan aduun.net waxan sogalaa jimco ka jimco kkkkkkkkkk .. kawarama hadaa nosamesaan qol facebook ah anigana igu sii invite garesaan ciwan keyga facebookga waa Akram Hp
Comment by hani Elmi on January 5, 2012 at 8:29am walaalaha muqdishooooo aaad ayaan idin salamay dhamantiin qasatan aqyarta qolka sida sis xamdi xaji mr akram sido kale king khaalid malmahan seecml lesma arkine maxa jiro xalka waa side kkkkkkkk mase qofba tisa cusleysay jawaab wacan asxabta qaaliga ah
Comment by Akram Hp on December 5, 2011 at 10:02am HOOyo wiilkeeda ushekeneysa aya waxe tiri:
Waxe aheed habeen madaw oo haybadiisa wata Buuq da'deed iyo gaari xiinkiisa midna ma laheyn..
Dadka intii caafimaad qabtay waa hurdeen.. intii cudur qabtayna waa taahayeen.. intii ciil iyo caashaq qabtayna waxey kujireen hawl iyo hibasho.. Xoolaha afartooda nuuc waxe u aheyd raamsi.. Xayawaanka habeen socodka ah waxe u aheyd qaniinyo iyo u quud raadsi.
Laba lugoodle aan aniga ahayn oo socdaa ma jirin, haddii uu jirayna ma badneen..
Anna fool i qabatay awgeed ayaan saqdii dhexe sariirta ka kacay..
Xumaddii iyo xanuunkii ay lahayd ayaan kolba tiir qabsaday..
Dabinta hoose ayaan foolasha ku mutay, Wajiga ayaan ururiyay; indhaha ayaan is galiyay.. Gurxanka iyo guuxa iga baxaya ayaa lamooday gool gantaal lala helay oo gumucu naafeeyay..
Gurigii ayaa igu yaraaday, dabadeed aniga oo guur-guurasho jilbaha kusocda ayaan dibada uga baxay qolka..
Laydh qabaw oo i martay awgeed ayaan jeedaaliyay hortayda, hareeraha iyo heegada sare...
Cirku wuxuu isku shaqlay xidigo. Xidiguhu in is ogol oo isku urursan sida ummaddaha qaarkood iyo in kala tagsan sida Soomaalida labadaba waa lahayeen.. Waxayse ka midays nayeen qurxda cirka iyo ifinta dhulka. Ma aqaano mid mid baa dhulka ku soo dhacayay, tolow ma ajasheedii baa dhamaatay, waan is iri .. marna waxan is dhahay armaad wiil aad dhashaa ..
Comment by Akram Hp on November 11, 2011 at 4:16am
Comment by Akram Hp on November 7, 2011 at 11:30am Mr: suladaan sxb so dhawoow qolka waxa leh umada somaliyeed oo idil .. maxayeelay waxu wataa magaca caasimadoodi Mugdisho .. sxb hadalka ee ku sheegtay xamdi ayaa ah inta aan anigana ku dhihi lahaa .. only waxan inta raacinayaa qolka miyaa loo sameenkaraa chatroom u gaar ah? aniga maba aqaan qaab loogu sameenkaro hadaad wax igu dhaantaan .. waan so dhaweenayaa qofki wax igu dhaama inuu igu saacideeyo qaabka loosameenayo
Comment by Akram Hp on November 7, 2011 at 11:24am iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiid wangsan dhmaan asxaabta iyo walaalaha aan jeclahayow sanadnkaan kiisa kale ku gaara bash bash iyo barwaaqo
Comment by ayuub yare on November 7, 2011 at 12:59am
Comment by ayuub yare on November 4, 2011 at 4:32am asxaabtayda qaaliga ah ciid wanaag san cimri dheer caafimaad iin sha alaah .................ciidaan teeda kale barwaaqo iyo caafimaad ku gaara iin sha alaah..........................waa idin jeclahay dhamaan byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
Comment by Akram Hp on November 1, 2011 at 12:40pm jaceyl wa maxay .. wa su'aal si hadi loo fiirsho fudud .. lkn hadi dhankale laga dhugto dhib badan si loofasiro ..
hadi aan isku dayo jwaabta su'aasha ah what is love?
si kooban (jaceyl wa nolol) ..
Hadii aad wax jeclaato waxaa kalo jeclaaneysaa waxaa ama qofka aad jeclaatay inu kuu raago noloshaada inta aad nooshahay kana hor muuqdo labadaad indhood hortooda ..
si kooban ka helitaanku wa ( shey waqti xadidan ku eg) ..
tusale: waxad ka heshaa inad kubada ciyaarto ama swimming ( dabaasha waad ka heshaa inaa dabaalatid lkn ma'aha wax waligeed kula socda ama aad sameeneyso .. laga yaabe inaad hilmaanto .. mana aha dabaashu shey naf leh oo dhimasho looga baqaayo si looga murgo marki lawaayo .. maxa yeelay maba aheen marki horaba wax aad jeceshahay ee waxey aheed wax aad ka heshid ..
wa ila fahanteen ayaan filayaa ra'yigeygan curdunka ah ee macquul tahay inu yahay mid nicisooba lkn aan ubadinaayo inu yahay mid guuleysta .. sida ayaan aniga ukala aqaan jaceyl iyo ka helitaan farqiga u dhaxeeya
Comment by xamdi xaaji on October 28, 2011 at 5:32am
# Qof kastaa jeclaa in jawaabtiisa ku jiheeyo waxa uu jeclaan lahaa!!!!!!
su,aashane waa mid ku adag dadkoo dhan, inee mid sax ah ku sheegaan
kaliya waxey ku cabiraan dareenkooda sida uu la yahay erayga Jaceyl.
Tusaalo ahaan jaceylka iyo ka helitaanka ma isku mida????
waa mowduuc furan oo qof kasta ka jawaabi karo farqiga u dhaxeeyo, labadaas laga yaaba Somalida waa kala dhaqan kala deegaan.
Adiga Aqriste markaad wax ka hesho iyo markaad wax jeclaato waxa uu doono ka noqdo, maxaa ku fasiri laheyd ama ku macneen laheyd????????????+
© 2012 Created by Aduun Team.
You need to be a member of QOLKA MUGDISHO CAASIMADI UMADDA to add comments!