Information

Qolka mucaashaqiinta

waa qol ay afkaartooda isku dhaafsadaan mucaashiqiinta somaliyeed rag iyo dumar.

Location: Nairobi kenya
Members: 87
Latest Activity: Apr 17

Discussion Forum

codsi

Started by sir naasir naadir Mar 13, 2011. 0 Replies

waxaan doonayaa inaan kamid noqdo qolkan

khaliil yare

Started by khaliil maxamed axmed. Last reply by khaliil maxamed axmed Mar 13, 2010. 1 Reply

waxaan ubaahnaa inaan ku biiro qolka mu caashaqiinta aad na waan ugu farax sanahay asxaab tamucaa shaqiinta ahContinue

waan ku qanacsanahay

Started by Abdi Hussein Mohamed Mar 11, 2010. 0 Replies

in aan ka midnuqdaa

Comment Wall

Comment

You need to be a member of Qolka mucaashaqiinta to add comments!

Comment by feysal cabdi cali on April 16, 2012 at 10:23am

waxaan rabaa in la iisheego waxa aan ka kororsanaayo qolkaan ?

Comment by sharmarke maxa;ed on May 12, 2011 at 10:13am
waxaan u baahanahay inaan ku biiro qolkan
Comment by ifraah hussein hassan on March 13, 2011 at 9:32pm
Asc wr wb all dhalin yarada wan idin samay
Comment by juwa abdalla on March 7, 2011 at 1:22am

markahore waan idin wada salamayaa salaan kadib aad baan ugu faraxsanahay inaan member kanoqo barnaamijkaan faqida mucaashiqiinta

Comment by muxumed ciwal on December 30, 2010 at 12:23am
loooooooool oo niyaw waxaan idin waydiiyay mucaashaqiintii ma Rag unbaynoqdeen agaaaaaaa aaway kuwii hablo ahaa hadaysidaa tahay ani qolka kumaqanacsani kkkkkkkkkkkkkkkkkaftan.com
Comment by feysal cabdi cali on December 28, 2010 at 3:36am
WAXAAN RABAA INAAN KU BIIRO QOLKA MUCAASHAQIINTA WAAN XIISEEYAA MUCAASHAQIINTA
Comment by muxumed ciwal on December 27, 2010 at 12:14pm
loooooooooool alloow qolka magac ma ubixisay alleelehe ceeb waxaa weeye marka dad wada mucaashaqiin ahi qolka isku hardiyaatolaw maxaa kadhici doona meeshaas
Comment by Mr. Makaraan mahamuud axmed on August 25, 2010 at 5:22am
waan idiin salaamay asxaabta salaan sare caanshaqu waa wax jira oona jiri jiray hadana jiro qisoyin badan ayaan ka haayaa caanshaqa waana tagersanahay qofka wax jicil
Comment by najiib kaamil on August 22, 2010 at 12:00am
asc all wan ku fraxsanahay qolka mucashaqiinta lakin suashu waxay tahay? 2 qof is jecel hadi ay leyihin anaga oo keligeen ah maan ka qabaneyna elen waxba mahayne lozzmahadsanidiin dhaman asxabta
Comment by Mr. Makaraan mahamuud axmed on July 23, 2010 at 8:08am
Thank you all brother and sister for this wonderfil mucaashiciiin room .. keep it up
 

Members (87)

 
 
 

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service