Information

Qolka madaxda

cidi is leh madax bad tihiin ku so biira inta kale iska jooga

Location: Florida
Members: 67
Latest Activity: Mar 4

Discussion Forum

dalka waxa leh soomaali

Started by dalka Mar 10, 2010. 0 Replies

dad badan ayaa muuda in arinta dalak soomaaliya ka taagani tahay arin ay soomaalidu hormuud u tahay mana ahana saa ee waxaa hormuud u ah shisheeye .taa macnahedu ma ahan inanay soomaalidu lug ku…Continue

Comment Wall

Comment

You need to be a member of Qolka madaxda to add comments!

Comment by Jamaal maxamed axmed on August 19, 2011 at 3:04am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk quruxdaad intaan isku eegayay ayaan ku fay macaaneyKkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk quruxdaad intaan isku eegayay ayaan ku fay macaaney
Comment by shuceyb cabdi muxumed on June 17, 2011 at 12:00pm
Walayal dhaman inta muslimin ah oo aqrisani fariin qoralkega waxan ku salamay salanta islanka kadib aniga waxan ahay xohaynta madaxweynaha maamulka doxada shabelle dalka somali argagaxisa caalanka oodhan soo gubtay ayaa qabsatay waxan leyahay dhalinyarada somaliyed
Comment by caasho kafatnleey love suuqbacad on February 20, 2011 at 6:41am
Asc aniga waaaan kuuu faraxsanahay sid ku soo birka had ka hadla aniga waxa ahay uruka madx aduunka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkcml
Comment by ali omar abati alfaghi on September 18, 2010 at 8:32am
as.c waxaan ku faraxsanahay sida laysku dhaafsanaayo aniga waxaan ahay guddoomiyaha uruka dhalinyarada gobolka banaadir ahna suxufi ahna aqoonyahan ahna culumaudiin waxaan leeyahay soomaaliya halaga soo gaaro maxaa yeelay waxaa ku sugan argagiso wadankooda soo gubtay iyo kuwa kalo aan ka naqeyn dalka iyo diinta waxaan leeyahay halo badbaadiyo dhilinyarta ku baabaeysa dagaalada wabilaahi towfiiq
Comment by caydaruus xasan on June 20, 2010 at 9:14am
salaankadib dad kamadaxda isku magacaabaya maxaad meesha ku haysaan
Comment by khadar maxamed ciise on April 19, 2010 at 1:49am
waan ku salaamay marwo salaan madaxeed
Comment by khadar maxamed ciise on April 19, 2010 at 1:34am
waan idin salaamay dhammaant madaxda mudanayaal iyo marwooyin.......... Diplomacy khadar
Comment by MADIINA_BOYS on April 17, 2010 at 10:09am
all waad salaaman tihin madaxda
Comment by ShawKy A jama on April 16, 2010 at 4:31am
Salaan kadib aad baad ugu mahdsantihin soo dhaweynta iyo isweydaarsiga qoraalada iyo fikradahaba mida xigta madax ha tashato oo ha keento caqli lagu dhiso umadi bur burtay Sidaas iyo nabad gelyo WSalaam
Comment by djama ali on April 13, 2010 at 11:17am
asxaabta waan idin salaamay dhamaantiinba maxaad meesha ku haysaan horta gabdho qur qurux badnina waa jogaane
 

Members (67)

 
 
 

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service