Somali Online Chatting
Started by haashim omar shariif. Last reply by haashim omar shariif Jun 14, 2010. 1 Reply 0 Likes
am in love some1
Comment
Comment by qaalid xaaji on April 7, 2012 at 3:00am asc all as xaabta qolka baa shaalka kenya,,,,,,,,,,,,,,salaan ka dib,,,,,,,,waa ku farax sanahay,, inaan idinla baa shaalo,,,,,,,,,,,, asxaabtayda qaaliga ah waa idin salaa mayaa dhamaan tiin byyyyyy .. in sha alaah qayr...
Comment by xamar boy on January 7, 2012 at 11:13am qiso jaceyl oo dhab ah
sanadu markeey ehed 1991 ayeey dhacday qisadaan oo ah mid xanuun badan
qax iyo qasaaro jaceyl ahmed iyo seenab waxaay wada daganayeen xafada war dhigley ee dagmada caga dhiig waxaay ahayeen dad inta badan waqtigooda ku wada qata farxad iyo reen waxaa mudo kadib dhacay dagalki somali waa lakala qaxay ahmed wuxu soo aday dalka kani ee kenya senab waxaay aday gobol kamida somali mudo maalmo ah ahmed wuxu garay go aan wuxu yiri aleeylahe waa inaad aada senab oo aad radisaa sikasta ha ahate ahmed wuxu soo abaray dhanka iyo somaliya wuxu sogalay magalada dhoobley waxa u bilabatay nolol aad u adag wuxu ka tilaabsaday dhowr meed oo iskugu jira haween iyo caruur iyo oday yaaaal oo aay laysay xabad wuxu soo dhax jiiro ilxumo wuxu yimid xafadii caga dhiig o aad moodid meel aan ebed dadba dagin wuxu heebis u galay reerki oo aha cid leh magac can ah leh waxana loshegay ineey u qaxeen caliyaale wuxuu u radshay caliyeeli ileen hora loo yiri nin uu xubi hayo xisab malahe raadin kadib wuu ku gulestay inu helo senab ahmed wuxu meshi uga sheekayay wixi uu soo arkay markii uu nastay ayu isku dayay mudo kadib in uu senab kaso wato reerka waxana siyaay abaheed oo yiri waan kusiyaay madama aad tihin dad is jecel ahmed iyo senab waxa laso abaray dalka keenya waxaayna soo raceen gaari mudo marki aay oo moog yihin muqdisho ayaay waxaay soo galeen dhaay tubakowaxa garigi loo dhigtay isbaaro waxana ladhahay dhaman dadka haso dagan hana galaan feel marki aay dadki so dageen waa la bartay kadib waxana si gooni ah loola baxay senab oo leysku dayay in laxoogo waxase kadiday ahmed oo yiri inaan dhinto mooyee ma wadaneysan moryaanti aya tiri naftada maxaay inala tahay kadibna ku dhiteen 5 xabo oo ah qorayga loo yaqan akaha shmed meeshi ayu ku ruux baxay o ay naftu uga dhacday senabna lagu xoogay misna aay walatay senab waxa u galay sanadi 45 aad waxaayna kusugan tahay casimada magalada madaxda nairobi ayada oo walan allah caafiye
MAHAD CELIN
waxaan u mahad celinaya qalin oo gacan iga siyaay qorsita sheekada iyo dhaman aqrista yaasha shekada iyo kuwa aan soo wado
Comment by ibrahim mo.alin on July 20, 2011 at 3:15pm
Comment by ibrahim mo.alin on July 20, 2011 at 3:14pm
Comment by ibrahim mo.alin on July 20, 2011 at 3:14pm
Comment by suldaan khadar on July 18, 2011 at 5:15am
Comment by suldaan khadar on July 16, 2011 at 10:00am
Comment by suldaan khadar on July 15, 2011 at 4:48am
Comment by suldaan khadar on July 15, 2011 at 4:47am © 2013 Created by Aduun Team.
You need to be a member of Qolka Kenya Iyo Bashaalka to add comments!