halkaan waxaa ku soo gudbinayaa dood yar oo ku saabsan arimo jacayl ah , waxaa ka doodiin su aalahaan hoo ku qoron
1. jacaylku ma jiraa mise ma jiro haday haa ay tahay sababo keen aad ku cadaynaysid arintaada ?
2. Jacaylku muxuu ugu bilaamadaa qofka aan lacagta haysanin ?
3. jacaylku ma runbaa in lo dhinto haday jawaabtaada haa ay tahay sabab keen ?
4.jacaylku qofku koormuu dareemaa ?
5. qofka aad jacel maxaad ku karan kartaa ?
6. waxaadna sheegtiin gabayga jacaylka ka hadlayo sida gabayada runta u dhow ?
waa lixdaa su aal jawaabtana waa xaggiina
waxaa filayaa qof walbo in uu si u fakaro
ka soo jawaaba su aalahaaan