Somali Online Chatting
Started by Sweet Siman. Last reply by zuuuuuzu Dec 4, 2012. 53 Replies 4 Likes
Started by raakhiyo. Last reply by Mahdi Sep 14, 2012. 36 Replies 2 Likes
Comment
Comment by samiir adan xaji ducaale on April 24, 2013 at 10:22am i believe love why when i was born in my first sight i love my mam and love is first sight
Comment by somaliland boy on March 28, 2013 at 10:08am jacaylku waa wax jra oon cidi dfiri karin
Comment by muhanad nuur on March 12, 2013 at 9:15am asc dareenka waa muhiim in uu adiga kaa yimaado maxaa yeelay haduu dareen jaceel jirin jaceel majiro waa idaas
Comment by mohaaz swagga estedi <3 on March 8, 2013 at 7:11pm
Comment by said farah jama on December 28, 2012 at 8:46am jaceelku waa ifka nolosha
Comment by eng yalas mohammed on December 28, 2012 at 5:57am jacaylka lantii lam nooldeen
Comment by zuuuuuzu on December 4, 2012 at 3:02am jaceylk mama karanaye habaloyoho bal ii shag noh
Comment by abdulahi ahmed farah on November 1, 2012 at 2:42pm lkn asxaabeey su aal ayaan qabaa oo maskaxdayda jahawareerisay bal ika qanciya
jclku sidiisuba bilaaw iyo dhamaad midkoo macaanyahay midkoona qaraar yahay
ele waxaan dhamaad lahayn majiraanee sidookalana waxaan bilow lahayn ayadana majirto bal hala ika qanciyo su ashaas
Comment by axmed kalay on October 19, 2012 at 2:08pm jacaylku mar waa dhalan teed marna waa dhab jacaylku mar waa dab marna waa jano jacaylka jacaylka canihisuna waa malab marna waa qadhadh jacaylka jabkisu wuu badan yahay gushisu way yartay jacaylku waa iftinka nolasha waa shayga ugu macan nolasha ninba si u macnee waxa labta gubaya jacaylka adon dhadhamin hadal qad kisa anba wax ka shegisana in ad iska daysa haboon jacayl waa guul guushaa oo ah ado helay ruxad jeclayiid jacaylka amin kana danbe !!!!!!!!!!!!
© 2013 Created by Aduun Team.
You need to be a member of Faqidada Jaceylka to add comments!