Somali Online Chatting
Started by Sweet Siman. Last reply by zuuuuuzu Dec 4, 2012. 53 Replies 4 Likes
Started by raakhiyo. Last reply by Mahdi Sep 14, 2012. 36 Replies 2 Likes
Comment
Comment by c/laahi biikole on January 13, 2011 at 11:00am
Comment by mohamed amin gamedle on January 13, 2011 at 10:51am
Comment by kadaafi abdi mohamed on January 11, 2011 at 11:40am
Comment by c/llaahi feysal on January 11, 2011 at 6:46am walaahi Caadi matahid sxb mahad bashiirow
Haduuba sanab kula Galay jaceylka
is kas too uu si fududud kugu Galay
hadana DooQ meesha kuma heysid sxb
Comment by mahad bashiir salaad on January 11, 2011 at 12:38am asc maanta waxaan idiin hayaa sheeko dhab ah oo igu dhac day maalin maal maha kamid ayaaan waxaan aaday suuqa dharka lugu gado mar ayaan waxaan tagay carwo mar kaan dhax galay ayaa waxaan arkay gabar hadaa arag tid aada indhaha u dhamees tari karin mar kii aan sii dhax galay car wadii waan ka sii jeesan waayey dadkiii meesha lahaa ayaa waxee dhaheen maxaa rabtaa markaas ayaan hadli waayay nin meesha joogay ayaa si fiican ii gu qeeliyay markaas ayuu wuxuu igu dhuftay dhar baaxsho oo iga bax cml ah waan soo tagay markaan guriga imaaday waan jiiftay subax ayaan kici waayey hooyo ayaa waxey tiri maxaa kugu dhacay waan ka aamusay hooyo ileel mahadli kari wali waxaa niyada ii ga jirta gabadhii ok markaas hooyo wey yaabtay war maad hadashid ayeey itiri hooyo sakaraad ayaan noqday 28 maal mood markii isbitaal wax kas liigaga quustay ayaan xoogaa hadal ayaan isku arkay
kabacdii ayaan waxaan dhahay hooyo waxa ihayo waa jaceel mar kaas ayaa waxcaa layiri yaa waaye gabadha aan kuu doonnee waxaan dhahay waxeey joogtay carwo markaas waaligu qoslay war mawaalan tahay qof aa 1 mar aragtay see ku jeclaatay mar ayaan waxaan iri aniga ma aqaan taas see ku dhacday haye ayaaliyiri soobax noogee haye ayaan iri gacmaha ayaa liga qabtay mar kii aan tagnay carwadii ayaa waxaa layiri a way waxaan iri gudaha noo galiya markii lagalay ayaa hooyo waxeey aragtay gabadhii hooyo wey kayaabtay qurux deeyda gabadha ninka meesha iskaleh ayaa noo imaaday hooyo ayaa lahada shay mar kaazs ayuu yiri aaway gabdha aad sheegeysiin inaga ayaan soo booday waxaan iri waaataas ootaagan meesha oo dharka lugu gado ninkii wuu iska qoslay kkkkkkkkkkkkkkkkkk hooyo ayaa waxey tiri maxaa ku qoslee wuxuu dhahay war idinka mawaalan tihiin war waa sanab waxa ee qof ma aha mar kaas ayeey hooyo kanaxday anigana kanaxay sifiican ayaan ufiiriyay markaan agtagay ayaan kasiidaray waan salaamay sanabki markaan salaamay ayaan shaki gii igabaxay isla markiiba waan cafimaaday maxaa yeelay anigaa sanab jeclaaday waa taariiq ku dhacday wiil sooomaaliyeed mar waxaan idin leeyahay waaa inoo markale bbbbbbbby
Comment by kadaafi abdi mohamed on January 10, 2011 at 5:11pm
Comment by Wiil Barwaaqo on January 6, 2011 at 12:25pm
dhalinyaro sidaa ayaa inoo baan ah iyo ae dartiiAwalan jaceelka uma baxsana midki hore iyo midki hada ee dadka ayaa kala daacad san lkn dadka waxey uqaateen jaceelki hore in uu dhamaaday jacel wax dhamanayo ma wax dhalanaayane ma ahan jaceel waa qofka ruuxa bini'aadinka ku awuurmaayo so marka jaceelka yaan la eedeen jaceel waa wax jira aniga qaas ahaan waxan aamin sanahay jacel inuu mid kaliya uu yahay uusan eheen jacel hore iyo kan hada thnkssssssss allllllllllll
Comment by sharmaake aadan wehliye on January 6, 2011 at 3:14am
Comment by Hassen fantastic on January 3, 2011 at 1:13am asc asxaab somaaliyeed waan ideen salaamay hadaan ka hadlo jaceylka maant iyo kii hoore waxaa wanaagsaN KAN MAANTA waxaakan maanta
© 2013 Created by Aduun Team.
You need to be a member of Faqidada Jaceylka to add comments!