Information

Faqidada Jaceylka

Welcome To HoYga Faqidda Jaceylka
Qolkan Waxa Logu Tala GalaY iN Lagu Faqido Jaceylka Hada Fikradada Wa Laf Dhabarta Bulshada EE usoo Gudbi :-)

Location: Aduun.net
Members: 1684
Latest Activity: on Tuesday

Discussion Forum

Sual

Started by Sweet Siman. Last reply by abdi aziz ahmed hachi Apr 7. 51 Replies

Jaceylkii hore iyo kan manta kee wanagsan

Started by raakhiyo. Last reply by maxamed salaad bare Apr 20, 2011. 35 Replies

Comment Wall

Comment

You need to be a member of Faqidada Jaceylka to add comments!

Comment by aryaa iga sigo matiri hee on April 7, 2012 at 4:16am

jacelka  kan manta wanaagsan oo fiicaan

Comment by aryaa iga sigo matiri hee on April 7, 2012 at 4:15am

 ( 1)jaceyl  qayaano (2) jaceyl igu  sobood (3)  jaceyl dhaab ah  (4) jaceyl walala tinimo ah(5)  jaceyl ha iwareerin  love  love love

Comment by ∂נ.ѕнα¢αвкα on March 29, 2012 at 2:41pm

Runtii waxa jeclaan lahaa marka hore in aan idin soo mariyaa aduunka meel allaala meshaa aad ka jogtaan dhamantiina oo dhan taas oo ah salaanta ugu qiima ween dunida oona inoo ah mid diin ahaan ah asc hadii aan intaas aan dhinac ugu baxaa waxa aan jeclaan lahaa in aan xogaa aan u leexda  dhinaca jaceelka maanta ama  tan ina soo dhaafay runtii caqliyan ahaan ama hadii aad isku barbardhigtaan wxaa kusoo baxayaa tan ina soo dhaafay in ee ka wanaagsan tahay tan maanta lagu jiraa maxaa yeelay runtii wxaa arkesaa in jaceelkii hore uu lahaa qiimo ween ama in dulqaad badan xabarsanaa una dheer mid kalsooni ama wax walbo oo xanbaarsan jaceelkaas la isku qadariyaa runtii waxa arkesa maanta ahaan in jaceelka hada jiraa uu udhaxeyaa farqi ween in kastoo oo gabadhii ama wiilka ee ka dhigteen jaceelka mid ka imaneeso hade ahana laheed mid u muqdaa dareen qofka tusineeso oona ugu muqataa mid damac ah oona ka dhigtaan mid jaceel lawo malmood ah oona jaceelka sidaa ee ugu dhigaan mid hore u socan waayay ama  wax tar la aan kusoo gudbonadaan .

Comment by ∂נ.ѕнα¢αвкα on March 29, 2012 at 2:33pm

I'm happy to  join this group and i would like to take party.

Thanks all of you 

Comment by kamaal on March 24, 2012 at 10:49pm

qolka jacaylka  halaga hawlgalo please

Comment by kamaal on March 19, 2012 at 3:09am

qolka faaqidaada jacaylka aaway tolkii waa ladayacay fadlan ha loo gurmadoo

 

Comment by kamaal on March 3, 2012 at 11:25pm

ASC dhamaan walaalahayga muslimiinta ah share gareeya qolkanoowa
bacda salaan hadii aan in yar isku dayo macnaha jacayla waxaan filayaa waa wax aan wali somalidu fahmin lakin waxa somalidu kala garan la' yahiin, JACAYLA, CISHQI, CAASHAQ, KALGACAL,
somalida hadii ay inan iyo inan isbartaan waxay yidhaahdaan waan is jecelahay, hada waa barashadii ugu horaysay sababtoo ah waxaanay garanaynin waxay dareemayaan iyadoo dhamaan erayada aynu kor ku soo sheegnay ay yihii dareen hadana way kala qaro, waynyihiin waxaynu odhan karnaa labada qof ee isbarta hadii ay is cajabiyaan dareenka ku dhasha waxaa la yidhaahdaa way is CAASHAQEEN? HES SOMALIYEED AYAA TIDHAAHDA KALGACAYLKU WAA QANI CAASHAQA KA QARO WAYNA

Comment by kamaal on March 3, 2012 at 11:10pm

jacayla dhig malagu qoray wali dhuux malooshuba qofna saanta dhabarkiyo ma u dheegay feedhaha dhabanaada cad laga jaray hadalkii malagu dhigay sida dhayda xoolaha laba mays dhansiiyen dhag-dhag ma u wadaageen

Comment by kamaal on March 3, 2012 at 11:08pm

jacayla dhig malagu qoray wali dhuux malooshuba qofna saanta dhabarkiyo ma u dheegay feedhaha dhabanaada cad laga jaray hadalkii malagu dhigay sida dhayda xoolaha laba mays dhansiiyen dhag-dhag ma u wadaageen

Comment by cadawe on February 27, 2012 at 6:26pm

jaceylka aan ka hadlaa hadan dhaho waxan u arka waqti dhumis sababtoo ah qofkaste waxbuu ka aminsan  yahay inuu yahay dareen .

 

Members (1684)

 
 
 

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service