asc. waxaan halkan ka salaamayaa bahweynta reer SSC gaar ahaan dhaalinyarada soo koraysa ee ah mustaqbalkii berito waxaana idinkula talinayaa inaad waqtiga kafaa,iidaysataan oo inta aad jaaniska haysataan waxbarataan sidii berito dalkiina iyo dadkiinaba wax utartaan.waayo umadi waxay horumar kugaartaa inta aqoonteedu le,egtahay.qayr badan ayaan idin rajaynayaa.
waxaana sigooniya ugu hanbalyay nayaa cidii isu xilsaartay furida qolkaan.
wabilaahi towfiiq.
Tags: dhalinyarada, qolka, ssc.