Somali Online Chatting
This group does not have any discussions yet.
Comment
a/s/c dhamaan umada rer ugadeniya sallan qaaliya ayayan idiin sallamaya waxan ahay gabar kasoo jeda beesha rer ogadeniya oo aad ujecel dadakeda iyo dalkeda waxan halkan rayigayga uga dhibanaya inbadan ayan kuso jirnay dagalo inbadan aya bulshadena laxasuqay dadkena aya gobolo kamida somaliya lgu gumada sababta gumadka waxa keenaya waxaynu nahay dad wadan leeh hadana wadan kodii an nabad ku haysan oo ka carara marka anioga raayi aha waxan oran laha hadynunahay umada rer ogadeeniya waa inaynu dhibka jira xaalina sikastaba haa noqotee waa inaynu maamul aan udhanahay samaysana inago eegayna nolosha dadkena .iyo mustaqbalka dalkeena ciyalkeena dhalinyaradeena hooyoyinkena waa inaynu noqona dad mamulleh somali weyn inteda badan waxay yeeshenn mamulo hada dhawan waati madax weyne samaysanay waxan umada ere ogadeniya ilahay uga baryay in cadowga in ilahay kaqabto ayna noqdan kuwa midaysan kuwa dabadhilifka uah ethobiana ay ka waan tobaan waxay ku jiran aynu mamulkeena cusub sidacada ula shaqayna inago uga tanasulayna wax walba danta dadkena iyo dalkena su.ashu maanta waxay tahay maxa ino dana hadaynu nahay rer ogadeeniya waxan rayigayga kuso jaraya ogadeniya hanolato waxan umada rer ogadeniya leyahay hadu rayigaygu qaldan yahay waad iga saxikartan wixi qalada waxana mahad gaara ucelinaya dadkisameyay wabsaydkan aad baad umahadsantihi bye
h
Comment by abdulrahman hassan kaffi on December 17, 2010 at 6:52am thanks waalaal waad mahad san tahay waalaal mar hore ayaa igu dabay say waalaal wadan ka dibadiisa ayaan jogaa waalaal magaratay waalaal mar ka doodu way furan tahay waalaal iyo waxii fikir fican ah oo na anfacaya ba waalaal wan soo dha way nayaa waalaalo all waad mahad san tahiin waalaal
WALAAL WAAD SALAAMANTAHAY WAADNA KUMAHADSANTAHAY FIKRADA AAD KABIXISAY FIKRADEYDII LAAKIIN WALAAL WAXAAN UMALAYNAYA INAAD TAHAY DADKA DALKA KABAXSAN EE DIBADAHA JOOGA MARKA SI AAN DOODA UFURNO MA DALKAAD JOOGTA MISE DIBADIISA? ANSWER THAT THEN I CAN DEBATE MORE.
Comment by abdulrahman hassan kaffi on December 11, 2010 at 4:09am ogadenia ha is raac do ogadenia ha xorowdo cadowgu ha jabo aaamiin waalaalo waad mahad san tahiid all salaan kadib waxaan ku salamaya kudo ku soo biiray madhan tiin waad mahad san tahiid salaan kadib waalaalo waa sax waan runtaa ku wa duur ka kujira waa is la inaga kuwa dabaqoodhiga ah waa is la i naga ok maxaa xal ah sow mahan ok aniga fikir keyga ayaan she gayaa waxaa xal ah am me shaan aan ka shegayaa dad ka la soc da ethiop la soc da kale saar ma ku wii hore mise ku wa hada u galay ku wii hore waa gaal raac lkin hada ku wa is ku dhiibay aniga waxaan u arkaa ina eey yahiin gaalo oo muslin ka eey ka baxeen ayaan u ar kaa wayo walahi waxaa aan ku tilmaa mo magaranayo ku waas mid kale xitaa salaan ta muslin ka ina la ga qaado ayaa ba qalad ah ku waas doodu way furan tahay ? mid kale maan ta waxaa la qaadayo qalin ka jiro quriga ayaa waxaa la gu kenayaa maan ta ethiop gudah waxaa weey ka qaadi way day waxaay u soo bax day qurbah ? mar ka shaansheeye walahi waxaad tagan tahay meel hoose ayaad tagan tahay bro wali ina dha ha ka la fur oo bal fiiri maan ta siyaasad mee sha eey marayso bal fiiri qalin ka waa la baranayaa qorigana waa la ridayaa guul iyo gobanimo ogadania ha is raacdo guul iyo gobanimo
walaalayaal waan idin salaamay waana ku faraxsanahay qolkan aad sameyseen kaas oon kaga wada hadli karno dhibaatooyinka kajira wadankeena balse ha ahaate dhibaatada wadankeena kajirta waxaad ogaataan inay tahay mid aan anagu isukeenay sababtoo ah kuwa duurka kujira waa anaga kuway ladagaalamina waa uun anagii kuwa dhexda ku dhimana wa anagii marka aniga shakhsi ahaan waxaa ila quman inaan qainkeena wax kuqaadano idinkana? doodu way furantahay
Comment by xamdi xaaji on October 30, 2010 at 8:39am
Comment by cabdiraxiin ibraahim axmed on September 17, 2010 at 7:22am © 2013 Created by Aduun Team.
You need to be a member of from ogadenia to add comments!