Information

NIMCO/SAGAL

Website: http://ADUUN.COM
Location: PARIS
Members: 78
Latest Activity: Apr 8, 2011

Discussion Forum

dalka maxaa u dan u ah

Started by cabdifitaax cadbirisaaq cabdalla Feb 6, 2011. 0 Replies

marka horeasalaamu caleykum waraxmatu laahi wabarakaatuhmarka iga hadaan ka hadlo arinta dalka waxaa dan inoogu jirtaainaaan ilaalino raacno diinta alle sida ay tahaymarka xigta inaan midowno aan…Continue

waxaan jeclahay in aankusoobiiro group kan akhyaarta

Started by anwar. Last reply by anwar Mar 11, 2010. 1 Reply

waxaan jeclahay in aan ka hadlo wax yaabaha ukeeni karo wadnakeena nabad walaalayaal

salan sare asxaabat

Started by Young cadde cash Feb 18, 2010. 0 Replies

Continue

Comment Wall

Comment

You need to be a member of NIMCO/SAGAL to add comments!

Comment by nairobi on March 1, 2010 at 5:45am
garaad ali asc nimco sagal abaayo waa ku salaamay salaan kadib suurdaada
wacan iyo suuniha sibanbaaa soo jiitay qalbigee sxb sidee u aragtaa
intaa kadib abaayo waa kugu hambalyaynayaa horumatkaaga iyo
qolkaa noo furtay lkn abaayo waxaanba lacajabay quruxdaada kasakow
meesha aad taagantahay mansha allaah waa isku soobaxdeen
qurux kuuma dhimana aan ahany khimaar iyo goono kkkk cafwan
waxaa dhexgalay arimahaaga qaaaska ah waa mahadsantihiin dhamantin
Comment by nairobi on March 1, 2010 at 5:44am
asc nimco sagal abaayo waa ku salaamay salaan kadib suurdaada
wacan iyo suuniha sibanbaaa soo jiitay qalbigee sxb sidee u aragtaa
intaa kadib abaayo waa kugu hambalyaynayaa horumatkaaga iyo
qolkaa noo furtay lkn abaayo waxaanba lacajabay quruxdaada kasakow
meesha aad taagantahay mansha allaah waa isku soobaxdeen
qurux kuuma dhimana aan ahany khimaar iyo goono kkkk cafwan
waxaa dhexgalay arimahaaga qaaaska ah waa mahadsantihiin dhamantin
Comment by Abdi Hussein on February 26, 2010 at 4:49am
walaal waan kusalaamay nimco sagal saalan sare salaan kadib walaal malgu baran karaa?
My E-mail adress is ckh025@live.com
thank you nimco sagal barasha wanaagsan
Comment by maxamed ibrahin on February 24, 2010 at 2:45am
salaan sare asaxabta somaliyeed
Comment by maxamed ibrahin on February 24, 2010 at 2:29am
asaxaabta waan idinsalamay
Comment by Sweet-Hani on February 22, 2010 at 4:08pm
asc dhaman dhalin yaro abaayo waxa fican inad is astuurto sister ilahye aya ku siyeey quruxdaa marka waa ina ilahye ku mahadisa sister sawir kale soo dhigo sister waa iga wanoo thz
Comment by akaan on February 21, 2010 at 2:21am
waad wada salaaman tihin walaalheega somaliyeed salaan kadib waxaa inoo faraxd ah inagoo isaqaanin aan is bareneeno taasina waa wax ka mid ah wanaaga rabi ow nugu raxmaday barasha wanaag san aqyaarta waxaa lee dhaha [akaan] barasha wnaagsan wiilal iyo gabdho sidaad uwada dhantihin by
Comment by abdi aziiz aadan geedi on February 19, 2010 at 6:54am
marka hore dhalin yaro waan idin salamay marka xigta barasho wanaag san magaceyga waa abdi aziiz aadan geedi waxaan jeclahay meel walbo oodhlinta soomaaliyeed joogto in aan ka muuqdo waxaan idka filaa soodhaweeyn sare
Comment by alxamdu on February 18, 2010 at 4:17am
as wr wb
waad qurux badan tahay wll, laakiin waxa wacan in aad quruxda aad qarsato oo aad ilaahay ugu mahadnaqdo quruxda uu ku siiyey. waa iga talo Alle dartii iga ah iyo inan kuu quudhi waayey in cid waliba aragto quruxdaada dayacan!!!!!!!!!!!!!111
Comment by aadan cartan on February 17, 2010 at 10:57am
nimco waan kusalamay
 

Members (78)

 
 
 

© 2014   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service