qolka jacayil kee u wanaagsan

Information

qolka jacayil kee u wanaagsan

qolkan waxaa lagu marti qaadaya khabiirada jacayilka bardaraaseeya ama ka haysta tijaabo si ay isku barbardhigaan noocyodiisa una soo saaran nooca ugu wanaagsan

Website: http://http:/ aduun.net
Location: somaliland
Members: 15
Latest Activity: Nov 10, 2012

jacayil nooce u wanaagsan

waxaan wada ognahay in jacayilka loo qaybiyo dhoowr nooc laakiin ani saan u fakaraayo ma aha noocyada la sheego ee la yiraahdo mid waa mid araga laysku jeclaado mid maqalka mid niyada laakiin ani si kale baan u qaybiyay yaa garanaaya saas .................qof kasta oo isku dayaaya u welcome

Discussion Forum

View discussions in the qolka jacayil kee u wanaagsan forum!

Comment Wall

Comment

You need to be a member of qolka jacayil kee u wanaagsan to add comments!

Comment by mahdi sheeq yarow on October 23, 2010 at 11:30am
waa aniga mahdi waxan salama saaxibadeyda obananka jogan
Comment by malaak mohamed osman on October 23, 2010 at 6:52am
waan kaa qaaday walaal maysuun but idinka isku daya marka hore waa fursad aan ku helikarno jacayilka nooca ugu wanaagsan markaisku daya plz................
Comment by xanaan (indhah nuurkeeda) on October 23, 2010 at 6:01am
waan idin salaamay walaal jacayilka intaad kor ku sheegtay baan u qaybin jirnay laakiin qaybo cusub maa soo biiray plz adi noo sheeg
 

Members (15)

 
 
 

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service