Information

Layaabka dunida

Website: http://www.aduun.net
Location: aduun
Members: 2
Latest Activity: Mar 6, 2011

sideed kaga mid noqon kadhaa dadka ugu caansan caalamka

Daraasaad ay dhowaan sameeyeen quburada ku taqasuusay arimaha bulshada yaa soo saaray sida ugu fudud eed kaga mid noqon kadho dadka caalamka ugu magac wayn ama ugu mucjisada badan. waxay soo saareen qodobo sahlaya arintaa waxay u qornaayeen sidan.

1.Waxaad noqotaa qof aqlaaq wanaagsan dadkana ixtiraama.

2.Waxaad noqotaa qof furfuran dabeecad wanaagsana leh.

3.Isku day inaad dhex gasho meelaha bulsha wayntu isgu timaado si aad xirfad dheeraad ah uga hesho.

4.Badi akhriska, dhagaysiga,iyo la sheekaysiga dadka kaa fikirka dheer.

5.Samee waxyaabo aanay sameeyn asxaabtaadu lana sxb dadka cuqaashaa.

shantaa qodob yay soo saareen quburo ku xeel dheer arimaha bulshada waxaase jira qodob lixaad oon ku darsaday,wuxuuna yahay.

6.Isku day mar walba inaad allah {swtc} ku xidhnaato isaga ayaa wax walba fulin kara wax walbana ka yimaadaane iskuna baraarujiya ku xidhnaanta alle.

 

Discussion Forum

This group does not have any discussions yet.

Comment Wall

Comment

You need to be a member of Layaabka dunida to add comments!

 

Members (2)

 
 
 

© 2014   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service