Information

Wa Maxay Jaceylka?

Qolka Sualaha Jaceylka Iyo Jawabaha

Website: http://aduun.com
Location: Aduun
Members: 355
Latest Activity: on Tuesday

Song Of Tha Day and Live Chat Aduun :-)

Discussion Forum

jaceelku waa abuurista nolosha

Started by cali maxamed cilmi Mar 27. 0 Replies

asc walalayala jaceelka waa kan kulmiya aabaha iyo hooyada  qalbi aan jaceel ku jirina waa jismi  aan naf ku jirin cidina ma noolaan karto jaceel la aan  noocuu doonaba jaceelku ha ahaadeeContinue

salaan

Started by isbatoore♥leeb♥caamir♥rabsho♥♥♥♥ Jul 20, 2011. 0 Replies

aqyarta reer aduun waan idiin slaamay saad udhan tihiin salana sare ayaan idin leeyahay

masayr

Started by sadaam xuseen {dhago} Apr 15, 2011. 0 Replies

wallahay waa laba qof oo mid kamida labada jinsi uu u xiisaya kan uu kahelao taasina waxay noqon kartaa jacayl balse waxaa lagau macanayee xiisuhu waa saaska jacayla no. xiiso no jacayl waxaan aamin…Continue

su'aashu waa maxay jacayl bal aan isku dayoo in aan inyar ka dhohooo

Started by samawada Apr 10, 2011. 0 Replies

jacayl waaaa dareeen alle subxaano wa tacaalaa uu adoomihiisa ku beeray.jacayl waa waaa feeling or emotion baan odhan karnaaaa.jaclayku waaaa wax aanla arki karin lana taaban karin.jacalayku waaa wax…Continue

Comment Wall

Comment

You need to be a member of Wa Maxay Jaceylka? to add comments!

Comment by darin Ali on February 19, 2012 at 10:50am

jeceelka waa wax xuun oo dhiib badaan ?

 

Comment by love riim on December 1, 2011 at 6:23am

asc aqayaarata all jecelaka xanuun waaye kkkkkkkkkkk

Comment by love riim on December 1, 2011 at 6:15am

Comment by Mohamed Aden Mohamud on September 13, 2011 at 5:39am

ASc Dhamaaaaaaaan Kdb Slan Waxan ahay wiil soomaliyeed oo kunool dalka soomaaliya gaar ahaan magaalada mgadishu waxan rabaaaaaaaaaaaaa in leyga jaahil bixiyo Micnaha Jaceylka Runta Ah

EMAilkeygu waa muzaya2002@hotmail.com Tnks

Comment by cumar cali barrow on August 10, 2011 at 5:56am
A s c Al-muslimiintiina Ogaaw Arimaha jeceylkoo ilaahey kaa abuuray leyskama indha saabo
Comment by basma on August 10, 2011 at 4:17am
Jaceel l'aan waa aduun la'aan
Comment by basma on August 10, 2011 at 4:12am
asc seetihin
Comment by Abdirizak mohamed on August 9, 2011 at 3:32pm
Waxaan arkaa in sharaxyo badan laga bixiyey waa maxay jecel. Bal ana eega kayga akhyareey
Waxaan odhan lahaa Jecayl waa LABA CAWRO OO ISKU BAHAN
Comment by isbatoore♥leeb♥caamir♥rabsho♥♥♥♥ on July 20, 2011 at 2:21pm
asc aqyaaree waxaan ahay walaalkiina oo liigu soo biiray
Comment by yoonis axmed omar on June 28, 2011 at 5:36pm

Wa Maxay Jaceyl? waa wax dadka oo dhan ku noolyihiin waa wax dunida oo dhan u baahantahay waa wax asiga kuu baahneen oo adiga u baahantahay naf ahantaada byy

 

Members (355)

 
 
 

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service