Somali Online Chatting
Barasho horteed ha i nicin
Website: http://aduun.net/group/ilaqabso
Location: Helsink
Members: 26
Latest Activity: Feb 18


ku soo dhowow gacmo furan mar walba iyo meel kasta oo aad dunida ka joogto, halkaan waxaad ka heli doontaa asxaab jecel inad is aragtaan si dhab ah u wada kulantaan marwalbana ku xidhiidhin doona adiga iyo as xaabtaada kale taas oo aan is leeyahay way ina anfacaysaa dhamaanteen.
hadaba walaal ma ku qanacsahay inaad noqoto qofka ugu horeeya ee nasiib u hela inuu guruubkaan ku yeesho asxaab si kal iyo laab ah ugu heelan una sugaya marwalba hadaba ila qabso......si aan kuula qabsado
muhiimadu maaha sidaad u egtahay ee sidaad u qalbi fiicantahay.
aniga iyo adigaba waxaan ku dhiiri galinayaa inaan isula qabsano si aan isula jaan qaadno.
Akram Maygag Samatar Nari.
Started by sakaria omar mumin Aug 1, 2011. 0 Replies 1 Like
ASC dhamaaan asxaabta marka hore RAMADAAN KAREEM kuligiin ,marka 2aaad maxaa…Continue
Comment
Comment by XARIIFTAN-BOY on February 18, 2012 at 10:34pm Maxaa Future Gabadh La Hiigsado " Faraqa Jiidaysa
Maxaa Googaa I Fahantiyo " Faqu Qadhaadhaaday
Maxaa Gabadh Fariidoo Dal Jecel " Erey Ku Faygaartay
Maxaa Sawiro Faanniyo Hanbalyo " Faallo Ku Idlaatay
Maxaa Faataxo Diin Iyo Culeys " Falsafad Yeedhaaya
Maxaa Dhalinyaro Faa'iido Li'iyo " Ficilo Ii Yeedhaay
Waa Goob Dhalinyaro Fir-fircooni " Farax Ku Ciidayse
Waa Fooraha Roob Onkodiyo " Fashion-kan Maanta Ahe
Ha Moogaan Face-ka Warkiisiyo " Dunida Feygaaran
Markaad Fajac Facebook Gashee " Furato Geestaada
Fariimihii Wacnaa Baad Akhriyi " Farabadnaantoode
Waa Dhalinyaro Fayoobooo " Firixda Kaa Keeni
Saaxiibo Fog-Fogiyo Darbaad " Faalo Kula Tiigsan
Ha Yeeshee Sawiro La Fahminoo " Foorar Kugu Beera
Gidaarkaaga Lagu Fakh Siin " Fasax La'aaniiye
Waa Goob Dhalinyaro Fir-Fircooni " Farax Ku Ciidayse
Huu Huu Iyo Fuu Fuu Marna " Anuma Feesteeyne
Farsamadaa Yaabka Ahi Waa " Xaal Aan Fududeyne
Ha Moogaan Face-kaa Warkiisiyo " Dunida Feygaaran
Waa Goob Freinds Laga Dhergiyo " Sawiro Fiic-Fiican
Shaah Fujaan Lagu Ilaawana " Faceka Ka Warayso
Fudeyd Iyo Xumaan Kuma Arag " Ficilo Qaarkoodna
Marbuuse Fashilaad Yahay Iyo " Gole Ka Fuulkaase
Waa Fagaare Nin Ragii Fahmaa " Nacas Fir-Firiqdiise
Waa Sida Nin Farash Fooshanoo " Jilbaha Aan Fiirin
Aaladaa Face-kiyo Sheekadaa " Fadh-Fadheeyntaasi
Armey Farsamadaa Cusbi Degtaa " Fule Xantii Mooge
Comment by mahad yare on February 15, 2012 at 7:14am waslamntihiin inta ijecel inta jeclahay dhaman asxabata inta ineceb jahanm allah idnka warbsho mida xigta asxabteda qalika ah ayada lakujira waqtikii jaceelka wax idn leyahay jaceel jahwareersan iska ilalaiya mid wadadi layqna kusocdo ah allah idnkaka dhika salam dhmantim
Comment by mr_duumo_yaraanka_CIDA on February 15, 2012 at 7:13am
schje vandaag is Valentine's-Day.
Runtii waan qariyaa ilinta iga timaada marka aan ku dhawaaqayo magacaada , balse xanuunka qalbigeyga weli waa sidiisii inkastoo aan dhoola cadeeyo , hadaba ogaaw in uusan jirin qof kugu xiisay sida aan aniga kugu xiisay .
Dadka dhan waxa ay yiraahdaan in Jaceyl uu kugu dhaco waa hal mar , balse taasi run ma ah , maxaa yeelay mar waliba oo aan ku arko jaceyl cusub ayaa igu dhaca(Jaceylkaada waa uu igu sii xoogeysanaya)
Dhulka waa uuu joojinaya wareegga uu sameeyo,shimbiruhu waa ay joojinayaan duulidda, shumaca waa uu milmayaa(Dhalaalayaa), kaluunka dabaasha waa uu joojinaya Balse aniga lagama yaabo in aan joojiyo oo aan ka istaago in aan ku xiiisayo.
Kulanka aan kula kulmay waxa uu ahaa mid aan ka soo fekeray , in aan saaxibkaada noqdana waa adiga dookhaaga , balse jaceylka aan dareemayo ee aan kuu qaaday runtii waxa uu ahaa mid ka baxsan Controlkeyga .(waan Ku Jeclahay).
Qaali haatan waxaan saaranahay dhakada ugu sareeysa ee dabaqada haddaan fariin jaceyl iigu soo dirinna 5-daqiiqo gudahood ogaaw waan iska soo tuuraya dabaqa(Waxaan U Xiisay Fariimahaga Jaceyl).
6-Haddii waqtiga uu ii diiday in aan kula kulmo waxaad ogataa in waqtiga uusan ii diidi karin in aan xasuusnaado jaceylkaada waligeyna kuma ilaawayo.
Comment by Abdikadir Aden Rushdi on February 15, 2012 at 6:26am waan ku faraxsanahay sida runta ah maalinta jacaylka aduun ka waxaanan idiin leeyahay dhamaantiin ku gaadha bash bash iyo barwaaqo qof walbana qofkuu rabo ilaahay ha u sahlo inaga dhamaanteena ilahay ha ina dhowro.
Comment by Najuu shidanoz on February 12, 2012 at 7:30am aad iyo aad u mahadsan tahay sam sida qiimaha badan aad maanta igula qadatay farxadaa qabo
aarka wllo tx adigna insha allah waxe calaf marna lama segaayo
Comment by Sam Aden●▬▬ஜ۩۞۩ஜ▬▬● on February 12, 2012 at 7:19am *”˜˜”*°•.¸☆ ★ ☆¸.•°*”˜˜”*°•.¸☆
╔╗╔╦══╦═╦═╦╗╔╗ ★ ★ ★
║╚╝║══║═║═║╚╝║ ☆¸.•°*”˜˜”*°•.¸☆
║╔╗║╔╗║╔╣╔╩╗╔╝ ★ vilentine day najuu
╚╝╚╩╝╚╩╝╚╝═╚╝
runtii aad baa ugu faraxsanahay inaan idinkala qayb qaato waxaana qaas ahaan u salamaya najuu runti mar walba waxaan jeclahay adiga hadalkaaga iyo farxadaada taasna waa mid aan hada ka hor isku arkay mahan mid igu cusub sida runta ahna vilentinekaan wuxuu kaga duwanyahay kuwiihore waxaan dareemayaa inaan helay qof i fahmi karo marka adigana waxaan ku leeyahay hambalyo najuu.
Comment by XARIIFTAN-BOY on February 12, 2012 at 7:17am *”˜˜”*°•.¸☆ ★ ☆¸.•°*”˜˜”*°•.¸☆
╔╗╔╦══╦═╦═╦╗╔╗ ★ ★ ★
║╚╝║══║═║═║╚╝║ ☆¸.•°*”˜˜”*°•.¸☆
║╔╗║╔╗║╔╣╔╩╗╔╝ ★ vilentine day
╚╝╚╩╝╚╩╝╚╝═╚╝
sidaan dhan miyaa hee waxaa nii leeyahay ku gaara bash bash iyo barwaaqo
Comment by Najuu shidanoz on February 12, 2012 at 7:09am ASC dhamanaa asxaabta waad salamtahiin waxaa salaan qaas u diraya sxbkeyga salaan kadib wiilkaas runte waa wiil xageyga aad iyo aad qiima ugu leh mar walbana waxu ahaan doona mid sida iyo si lamid ah qiima igu yelandoono sida wada ognahay waxaa la gaari rabaa malinta jacelka waxaa jeclestay inaa hadalka so shegay hadala ku dabaqan inta ka iraahdo uguna tala galay gacalkeyga
Bogayga hadii la jeexo
Uurkeyga hadii la Baadho
Beerkayga Hadii la safo
Wadnahayga baratankii la fiirsho
Adigaa adigaa adgiaa
Adaa baxasano Dhaxjiifa
Naftaydan adaa ku beermay
Ilaa Badda laigu aaso
Inaad baxdo lagama yaabo
Comment by Sam Aden●▬▬ஜ۩۞۩ஜ▬▬● on February 8, 2012 at 6:32am waxaan aad ugu faraxsanahay maadama aad aabo noqotay markii ugu horaysay sidoo kalena dumaashiday ay iyaduna noqotay hooyo idinkoo helay gabar yar oo quruxbadan sida runta ahna waad u qalantaan darajadan marka waxaan leeyahay soo barbaar noqo tii diinteeda iyo dalkeeda anfacda hambalyo hambalyo...
Comment by Najuu shidanoz on February 7, 2012 at 6:16am AKRAM hambalyo wllo masha allah adigaaba nasiib leh madama aad aabo nasiib u yelatay marka waxaa ku leyahya allah kaga yeelo kheer waxaana idin wada rajenaya adiga iyo reer kagaba nolol mida maanta aad ku jirto mid kaga faraxbadan inantaa dana waxaa leyahay so bar baar habo
© 2012 Created by Aduun Team.
You need to be a member of ILA QABSO to add comments!