Information

Qolka Asxabta Ruun

Website: http://aduun.com
Location: united arab Emirad
Members: 101
Latest Activity: Nov 12, 2012

Maalmo Music

Comment Wall

Comment

You need to be a member of Qolka Asxabta Ruun to add comments!

Comment by samira Qali on September 24, 2012 at 3:36am
AsaxabtA oo dhan waan idin wadaa salamaya asc aal waadana ku mahadsan tihiin fagradina wanagsan asaxabey masha allah
Comment by don't loos what u got baby on November 11, 2011 at 2:05pm

waa salaamantihiin dhamaan axaabta ruun

 

Comment by khadar shardi on May 4, 2011 at 4:05am
waan ku salaamay walaasheey ruun waxaad ka mid tahay asxaabteey qadka mar labaad waxaan kuu salaamayaa si gaar ah waan ku faraxsanahay barshadaada maxaa dhacay waxaad tahay gabar somaliyeed in leysbarto waa muhiim dadku ileen waxaa siyaadaya is aqoonistada dadka somalia marka waa wax loo baahan yahay barashada dhalinta somalia hadaba barasho wacan soo dhawow waalasheey qaaliga ah barsho wacan by
Comment by khadar shardi on May 4, 2011 at 3:33am
waxaan leeyahay madaxweynaheynii hore oo kale ilaah hanasiiyo ileen waxaa naheysato in kaartiisa ileen waan ku caasiyownay g.maxamed siyaad bare
Comment by khadar shardi on May 4, 2011 at 3:31am
waxaa horay loo yiri haduu guurku calaf yahay jaceelkuna muxuu qaban? marka lama shihi karo indho jacel qalbiga ayaa ka qaday ileen jaceelkuba waxa uu kayimaadaa qalbi marka horeba marka aniga ilama ahan in uu qalbigu qadaayo abaayo waalaga yaa maskaxda in ey qado laakin maya qalbiga maqadaayo walaasheey hadii aan qaldahay ha ley qabto asxaabeey?
Comment by khadar shardi on May 4, 2011 at 3:27am
waan salaamay dhamaan asxaabta soomaaliyeed  meel walbo ey joogaan waxaan idinleeyahay soomaaliayo hanuulaato calankeyna kor ilaah ha natuso wadankeygana oo nabad ah waan daalanay wax noo dhaamo mahileyno walaalayaal maxaad  dhahdeen somalia ?
Comment by samiir man utd 4ever on May 3, 2011 at 12:13am
asc maanta laga bilaabo asxaabta ruun ayaan ku jiraa nooh ruuuuuuuuuuuuuuuuuuuun asxaabtaada boono maa loogoosanaa qolka boos iiga baneeya waa ciriire iskaabulaa iska soo buuxisay ruun adna iskaabulada maku jirtaa
Comment by samira Qali on May 1, 2011 at 10:44am

indha jaceyl Qalbiga ayaaka qaday walaal

Comment by abdihaken awil on May 1, 2011 at 10:23am

all somalis i great waad salaamnthn dhaamntin

 

Comment by Indha Jacayl on April 30, 2011 at 9:39am
Ruuney qalbiga ayaa Walaal ku salaamay
 

Members (101)

 
 
 

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service