Information

Qolkahoygasuganta

Qolkahoygasuganta qofwalba oo somali ah waa lagusodhaweynayaa kusodhawada gacmafuran

Website: http://aduun.net
Location: Kenya nairobi
Members: 1
Latest Activity: Jan 18, 2011

Discussion Forum

This group does not have any discussions yet.

Comment Wall

Comment

You need to be a member of Qolkahoygasuganta to add comments!

Comment by C/xaaji cali on January 18, 2011 at 12:47pm
Gabaygaan magiciisa waxalayiraahdaa dankahadal waxa iriyay abwaan c/xaaji cali

dadagabay dadaal baan ugalay
dib udhigiisii?
danigaygawaatan kajaray tan iyo daartii?
ooka daahay laab tiyo qalbiga dunucda maan kayga? dibnahaay guxalaybay dahdeen dib u habantiis? u durdure sidii daad kiyo diinqalkada roobka? diriteeyay affartii ilaah darajada iisiiyay? dankahadal daraasaye hadaan dib ugu luuqeeyoh? udaadago halkaan doonayoo darartu iitiil? dambigaan dadaalka ugaloo aankudiganaayno? dayaceenakala daadsan iyo kala dagnaanteena? daldaloolka soomaaliyeey dabacsanaantena? duli iyo dugaagnaga dhigtayoo layna kala duufsay? duniduna dantay nagalahaad waa is dabargooya? idiin digay dareenken dhunyoo doqoni taasmoog ? damiirlawa yaaloow maxaan hoos udayiweey nay? daalayoo diyoownaye maxaa darajonoo diiday?

Dankahadal beejkisi (1) aad beejka (2)
 

Members (1)

 
 
 

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service