Su'aal: Maxay dadka qaar uyihiin buluug Waase maxay?
Jawaab: Baluuga waa top memberka Chat-ka aduun inta ku jirta.
Su'aal: Hadii aad ahay baluug maxaan awoodaa ?
Jawaab:
1- Baluuga waxa oo awood uleeyahay in admin-da luuqa ugalo isla dhaqsina jawaab u helo wax walbo oo caawinaad oo ubaahanyahay.. Xaga chat-ka iyo xaga dacwada.
Jawaab 2: Baluuga hadii oo qofka 30 bari toos ah baluug ahaado waxaa macquul ah inoo helo cadaan, Cadaanka oo ah adminada chatka darajada labaad.
Su'aal: Ma dalban karaa baluuga anigoo codsi ahaan u dhiibanaayo ?
Jawaab: Jawaabta wa maya Baluuga waxa aad ku heli kartaa nasiib kaliya hubi inaad kamid tahay Aduun.net memebardiisaa,,
Mohamed ahmed