Ma Ogtahay Shaqsiyahoow Inaadan Guul Gaarin Hadii Aadan Isku Aqoonsaneyn In aa tahay shaqsi ay dadku si aad aha u jecelyihiin? Hadaba Hadii Aad Dooneysid Jidka Guusha Isku Day Inaad: Noqoto Mid Naxariis Leh Noqo Mid Daacad Ah Noqo Mid Degan Oo Miisaan Leh Noqo Mid Dulqaad Bdan Noqo Mid Firfircoon Noqo Mid Isku Kalsoon Noqo Mid Deeqsi ah Noqo Garsoore Daacad Ah Muuji Waji Furfurnaan Tixgeli Adanimada Kuqaabil Qofka Waji Wanaagsan Xitaa Hadii Uu Ku Xumeeyo Qaado cafinta (Iska Cafi) Maxaa Yeelay Waa Aargoosiga Ugu Wanaagsan Ogolooow In Lagaa saxsanyahay Aqoonso Xadidka Aaad leedahay Sii Dadka Waxa Aaad Jeceshahay Hasiinin Waxaad Necebtahay Hanoqon Shaqsi Hadal Badan Hanoqon Shaqsi Hagaroow Ama Xaasid ah Hanoqon Shaqsi Darajo Ku faana Hanoqon Shaqsi Dhanka Xun Wax ka eega Hanoqon Shaqsi Galad Sheegasho Badan Hanoqon Shaqsi Kibir Badan Ama Islaweyni Badan Haxaqirin Shaqsiyada Qofka Haxaqirin Qofka Wanaagiisa Hacaroonin Waayo Carada Sheydaanka Ayaa ku Shaqeysta Hasameyn Marqaati Been Ah Ha cadeysanin beenta Ha Lagalin Faraha Wax Aan Kuqosey Hadii Kale Waxaad La kulmeysaa Dhibaato Hadhihin Ama Hakala Hortagin Qofka Wuxuu Necebyahay (Hadal Ama Ficil ) Ha Ugu Yeerin Qofka Naaneys Uusan Raali Kahayn Hayasin Dadka Ha Uliidin Waa Sabool Hacanaanan Masaakiinta Ilaali Balanta waayo Nimaan Balan Lahayn Waa Niman Diin Lehayn Isku day Inaan Runta Sheegto Ama Xaq iiqda Ka Hadasho Iska Cafi Qof ku Dulmya Ilaali Amaanada Iska Hubi Wixii laguu Sheego Xumaan Xumaan Haku Bedelin Xiriiiiiri Qof kii Ku gooya Xaq Dhowr Deriskaaga Ulla hadal Dadka Si Wanaagsan oo Raxmad Leh Waayo Hadalka Wanaagsan Wuxuu ka Qeyr Badabyahay Hadalada xun Ula dhaqan Dadka Sida aad Jeceshahay In Lugula Dhaqmo U caawi dadka Si aad Adugaba Ujeceshahay In Laguu Caawiyo Markaad Dhibaateysantahay Waayo Intuba Waa Furaha Farxada Farxadana waa Jidka Gaaban Ee Ku Geynkara Kalsonida Dadka wanaagsan iyo kuwaxun intaba,,,,,,,

Views: 95

Reply to This

Replies to This Discussion

waa sax sxb waa run lkn dadka waa lagu daalay
lkn adiga taa qayr ayaa kaaga socda

Reply to Discussion

RSS

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service