Asc dhamaan asxaabta sln kadib aniga waxey ilatahay in looga bixi kar dagaaladaa in marka hore alle subxaana wtl loo noqdo marka xiga in laga hortago kuwa doonayo in ey wax kunoqdaa dhaaga shacabka masaa kiinta ah gacmo wada jir ayay wax ku gooyaane aan dan teen agarano iska dhaafno taageerad koox gaar ah aan siino inta jecel in somaaliya nabad ka hir gasho ha u is taagaan hir galina soomaali ween