Somali Online Chatting
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa isku faanay labo ini oo isku qabsaday anaa kaa tuugsan iyo anaa kaa tuugsan
kii ugu horeeyay ayaa bilaway hadlak waxa uuna yiri "war aniga tuuga nimo iguma dhacdid maxaa yeelay waxaan ahay ninkii inta uu alaab xaday lacag iyo duco loogu daray " kii kale oo tuuga ahaa ayaa ku dhahay bal iisharax siday arintaas u dhacday
waxa uu hadalka ku bilaaway maalin maalmaha ka mid ah anigoo socda meel wado ah ayaa waxaan arkay haweenay uur leh oo gaari dhax kaga halway intaan ku soo leexaday ayaan waydiyay in aan caawin karo wayna iga ogolaatay intaan caawinta ku jiray ayaa waxaan arkay boorso lacag ku jirto aigoo iska fiirinaya ayaan xoogaa lacag ah kala baxay boorsadii waana u dhiibayhawenaydii
markaan dhamayay caawintii ayeey iiwacday haweenaydii iyadoo iducaynaysa xogaa lacag ah isiisay waana iska soo tagay. waligaa ma aragtay nin noocaas ah ayuu hadalkii ku dhameyay.
Tugii labaad oo qoslaya ayaa dhahay ayaa war nacas ayaa tahay ee markayga idhagayso aniga "hadaba i maqal aniga. waxaan ahay ninkii qaday radio heeso ka shidantahay oo waliba ay gabari dhagaysanayso"
Tuugi ayaa sharaxaad bilaway maalin ayaan waxaan arkay radio hees ka shidan tahay waxaan ku fikiray in aan qato waxaan soo qatay tubo dheer afka ayaa soo gashtay waxaana ka soo riday daaqada waxaa bilaaway hadal waxaana ku dhahay "waaan ka xunahay maxaa yelay hawad ayaan ka bixi rabnaa cilad fasamo aawgeed" gabadh ak joogtay ayaa maqashay hadlka ka dibna way iskaga dhaqaaday radio aktiisa sidaas ayuu radio ku qaatay kawaran sxb
su'al marka aan idin way diinaa aqristayasha
yaa tuuga nimada ku dheereya labada nin?
hada jawaab haysid xaga hoose ku soo dir waadna ku mahadsantahay aqrintaada
waa diyaarintii:
Mowliid ahmed haashi
waxaa fududeyay
ciyaalka xaafada
Tags:
kalabaad tuug maahee waa beenaale ,Lakiin ka hore waa tuug
raash maash said:
kalabaad tuug maahee waa beenaale ,Lakiin ka hore waa tuug
Permalink Reply by dalmar jecelow on April 14, 2012 at 11:59am ninka loo duceeyay looooool
© 2012 Created by Aduun Team.