Sheeko Xiiso Badan Oo Dhax Martay Labo Tuuug oo Isku Faanaya

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa isku faanay labo ini  oo isku qabsaday anaa kaa tuugsan iyo anaa kaa tuugsan

kii ugu horeeyay ayaa bilaway hadlak waxa uuna yiri  "war aniga tuuga nimo iguma dhacdid maxaa yeelay waxaan ahay ninkii inta uu alaab xaday lacag iyo duco loogu daray "  kii kale oo tuuga ahaa ayaa ku dhahay bal iisharax  siday arintaas u dhacday

waxa uu hadalka ku bilaaway maalin maalmaha ka mid ah anigoo socda meel wado ah ayaa waxaan arkay haweenay uur leh oo gaari dhax kaga halway intaan ku soo leexaday ayaan waydiyay in aan caawin karo wayna iga ogolaatay intaan caawinta ku jiray ayaa waxaan arkay boorso lacag ku jirto aigoo iska fiirinaya ayaan xoogaa lacag ah kala baxay boorsadii waana u dhiibayhawenaydii 

markaan dhamayay caawintii ayeey iiwacday haweenaydii iyadoo iducaynaysa xogaa lacag ah  isiisay waana iska soo tagay. waligaa ma aragtay nin noocaas ah ayuu hadalkii ku dhameyay.

Tugii labaad oo qoslaya ayaa dhahay ayaa war nacas ayaa tahay ee markayga idhagayso aniga "hadaba i maqal aniga. waxaan ahay ninkii qaday radio heeso ka shidantahay oo waliba ay gabari dhagaysanayso"

Tuugi ayaa sharaxaad bilaway maalin ayaan waxaan arkay radio hees ka shidan tahay waxaan ku fikiray in aan qato waxaan soo qatay tubo dheer afka ayaa soo gashtay waxaana ka soo riday daaqada waxaa bilaaway hadal waxaana ku dhahay "waaan ka xunahay maxaa yelay hawad ayaan ka bixi rabnaa cilad fasamo aawgeed" gabadh ak joogtay ayaa maqashay hadlka ka dibna way iskaga dhaqaaday radio aktiisa sidaas ayuu radio ku qaatay kawaran sxb

su'al marka aan idin way diinaa aqristayasha

yaa tuuga nimada ku dheereya labada nin?

hada jawaab haysid xaga hoose ku soo dir waadna ku mahadsantahay aqrintaada

waa diyaarintii:

Mowliid ahmed haashi

waxaa fududeyay

ciyaalka xaafada

Views: 1182

Reply to This

Replies to This Discussion

kalabaad tuug maahee waa beenaale ,Lakiin ka hore waa tuug 



raash maash said:

kalabaad tuug maahee waa beenaale ,Lakiin ka hore waa tuug 

ninka loo duceeyay looooool

Reply to Discussion

RSS

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service