maalibaa 3 nin waxay isku qabsadeen anaa kaa caajis badan iyo anaa kaa caajis badan sidii loo murmayey ayaa waxaa la isku afgartey in loo tago qaali ama garsoore kala saara 3 daasi nin
garsoorihii ayaa loo tagey markaasaa loosoo ban dhigay arinkii qarsoorihii oo layaaban raga ayaa ku yiri waan idin kal saaraya ee hal hal u istaaga oo kaan u waco ha sheego wixii kugu daraa oo ku dhaca asagoo wahsanaya ............................
1; aad ayaa yiri aniga maalin ayaan waxaan jiftey geed hoostiisa waqti subax ah waxaa iga gubay hooskii subaxnimo waxaa igu imaaday qoraxdii caajis dartiis ayaan la toosi waayay oo maalinkii oo dhan qoraxdii sidaas ayey dusheyda ugu dhamaatay
2; aad ayaa asina hadlay oo yiri anigana habeen ayaa anoo hudaya waxaa i toosiyay xaaskeyga oo i igu tiri war toos daad ayaa ku qaadi rabee waantoosi waayay caajis dartiis waxaa iqaday daadkii
3; aad ayaa asina hadlay oo gacmaha meegaaray ama war wareejiyay asiguu ula jeeda inuusan caajis dartis la hadli karin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
hadaba aqiyaaray intaas oo nin keeba ugu caajis badan ? jawaab wacan

Views: 3406

Reply to This

Replies to This Discussion

fikradeyda aniga waxaa iila caajis badan kan 1 oo caajis daraadeed  ukaci waayay 

 

 

 

 

 

 

 

 



mustafe abdulahi muuse said:

hadan rayigayga qiyaaso waxaa ila xaajis badan ka hadalkuba cajis dartii kagag soo baxi wayay

Reply to Discussion

RSS

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service