maalibaa 3 nin waxay isku qabsadeen anaa kaa caajis badan iyo anaa kaa caajis badan sidii loo murmayey ayaa waxaa la isku afgartey in loo tago qaali ama garsoore kala saara 3 daasi nin
garsoorihii ayaa loo tagey markaasaa loosoo ban dhigay arinkii qarsoorihii oo layaaban raga ayaa ku yiri waan idin kal saaraya ee hal hal u istaaga oo kaan u waco ha sheego wixii kugu daraa oo ku dhaca asagoo wahsanaya ............................
1; aad ayaa yiri aniga maalin ayaan waxaan jiftey geed hoostiisa waqti subax ah waxaa iga gubay hooskii subaxnimo waxaa igu imaaday qoraxdii caajis dartiis ayaan la toosi waayay oo maalinkii oo dhan qoraxdii sidaas ayey dusheyda ugu dhamaatay
2; aad ayaa asina hadlay oo yiri anigana habeen ayaa anoo hudaya waxaa i toosiyay xaaskeyga oo i igu tiri war toos daad ayaa ku qaadi rabee waantoosi waayay caajis dartiis waxaa iqaday daadkii
3; aad ayaa asina hadlay oo gacmaha meegaaray ama war wareejiyay asiguu ula jeeda inuusan caajis dartis la hadli karin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
hadaba aqiyaaray intaas oo nin keeba ugu caajis badan ? jawaab wacan

Views: 5859

Reply to This

Replies to This Discussion

aniga ra.yi ahaanteeda waxa ug caajis badan midka 3aaad oo caajis dariisa u hadli waayay lolz
kkkkkkk heheeheheh hihihihi huhuhuhuhuh hohohohho kikikikik
anaa ka caajis badan oo kama jawaabi karo su aashaada
horata 3 nin waa 3kaladaran lakiin aniga rayigeega waxaa ila caajisa bada ninka laqaaday isagoo horada
Caajis Ayaan La Qosli Laahay..kkk...Sida eey Ila Tahaya Aniga Ninka 3daxaa Ayaa Ugu Caajis Badan...K
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kan sadexaad caajis.com
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk shekada cadi ma ahan Waxana u caajis badan maskax ahanteeyda Kan Quraxda Ku Timid asigoo Iska Jiifo lol kkkkkkkkkkkkkkkkkk Funny waye wlhi:d
waxeey ila tahay saabiroow adooba hada caajis kaa muuqdaa
ninka gacmaha kor uqaday
aniga markaan rajigeyga kahadlo midka 3aad ayaa ila cajisbadan hurdo kakicid cidwalbey dhibtaa
adaa ka caajis badan ku waas dhan
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cadi mahan sheekadan aniga hadaan sheego figradeeyda waxaa uugu caajis badan nin ka gacmaha majiiray
hadan rayigayga qiyaaso waxaa ila xaajis badan ka hadalkuba cajis dartii kagag soo baxi wayay

Reply to Discussion

RSS

© 2014   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service