Sharciyada aduun live chat Quseeya isticmaalayaasha iyo Maamulada

Hadii aad ku cusub tahay Aduun chat  Fadlan aqriso qoraalkaan..

Aduun chat waa chat free ah  ay kugu talageen  Bahda Maalmo.com

Si aad uisticmaashid waxaad ubaahantahay inaad dhoorta xauquuqdiisa Aduun chat oo sida tan ah..

Waa inaad ilaalisaa waxa walbo oo dadka dhibaayo Sida hoos ku xusun..

  1. Marnaba ha isku dayin inaad wax qabyaalad ah aad keentid ama magac qabyaaldeed aad soo qaadatid. 
  2. Marnaba ha isku dayin inaad wax aflagaado (Caay) ah aad u geesato dhalinta aduun ku Chatamaeeso..
  3. Magaca aad soo qaadaneesid ha ahaado magac macquul ah hadii aad soo qaatid magcyada Aan  munaasab ku ahayns shacabka.. Waxaa macquul ah in laguu jaro saacad magac badal ah.. Aduun.net na  masuul kama noqanaayo arinkaa...

 


Ku socoto Maamulada

1- Ilaali Dhmaan sharciyada sida kor ku xusun  ee memberada aduun
2- Ha tuurin qof  sabab La'aaan
3-Faldan ha soo celin qof la tuuray..
4 - Hasiin qof power ilaa Maamulka sare oo ka soo baxo ( Hadii aad siiso waa laga qaadayaa waxaana macquul ah adigana in lagaa qaado)

5- Qofka ha ujarin 6 saac ka badan - Hadii ay dhacdo La kaasho Smart boy
6- HAku awood sheegan powerka adigoo dadka ugu hanjabaayo
7- ha udhiibin awoodaada qof kale tusaale ahaan yuusan kula isticmaalin qof kale awoodaa 

 

Hadii aan ilaalin waayo xuuqda aduun chat maxaa dhici kara ?

Jawaabta way cadahay hadii aad ilaalin waysid waxaa lagaa tuuraayaa chatka ama webset-ka aduun

Hadii aduun la iga turo ma isticmaali karaa Maalmo.com si aan heesaha ugu dhageesto?

Haa waad isticmaali kartaa maalmo.com Maalmo waa webset heeso kama masuul ahan wax walbo oo quseeya aduun chat arinkaana waxoo quseeya kaliya aduun.net

 

Hadii aad wax su'aal ah ka qabto  fadlan halkaan ku soo comment agreey 

 

Hadii oo igu dhaho qof ama ii hanjabo asigoo igu hanjabaayo shaqaalaha aduun ama waxaaan ahay aduun qofka iska leh maxan sameeya..

Aduun  Cid  sheegan karto ma jirto hataa maamulaha sare aduun  hadlakaa waa been hana rumeesan  

Tags: aduun, chat, sharciyada

Views: 2061

Reply to This

Replies to This Discussion

Asc waxa ahay nin dara magacag wa ayuub cade maxa mud ku nolo wadnka ethopiyo walalyal waxa uhalabayay bahd adun wad ku mahasantihin walalayal dhan tiin walalyal ani ma ku xid gudbayo walalyal dhaman waxa ugasiya somalida ku nolo dalka iyo dibadisa ilaahay hakadhigo nabad magalada muqdisho

thank

 

Haye asxaabta

asc wr wb ! waxaan mahad balaaran u celinayaa alaha dhamaanteen na uumay  ee na irsaaqa, bahda aduun waxaad aad ugu mahadsantihiin webka aad inoo furteen taasina waxeey cadeeyneeysaa in aad tihiin dad jecel in aay mideeyaan soomalida ku kala luntay dunida dacaladeeda, waxaana idikula dardaarmaayaa in aad sii laba laabtaan hoowshan balaaran ee aad u haaysaan umada soomaaliyeed  waxana ilaah idinkaga baryaayaa in uu idinla garabgalo AAMIIN AAMIIN AAMIIN.  

Mahadsanidiin!

 

waad mahadsantihiin dhalinta  aduun.com qolkaan aad noo furteen waa idinka mahad celinayaa marlawaad i appreciate u gays

 

thanks alot

maxaad sanid.
Dhaman walalaha sharafta leh wan ku mahadsan tihin magcayga wa abuukar kaskar waxan ku nolahay dhulkayga hoyo wana somalia walalayal waxan ni dhahaya ku iida cidan cideda kale qayr iyo qayrad

Asc wan salaaaaaamay dhaman umada somaliyeed meel kasto ey kaga noolyihiin aduunka .

marka xegta waa mahadsantihiiin  dadka inoo furay  meel lagu wada hadla oo isku xerka dad weynah somaliyeed

meelkasto ey ka joogan calamka, thanks aaaaaaaan dhahay mar kale  maskaxdii keentay in dad somaliyeed meel ku wda hadlaaaan , ayaga oo kala joogaaa meel kale ,, waxan ku qasbanahay in an xoojino afkeena hooyo ,wa in an ku hdalnaa markasta aan qorna markasta , dadka dhul ajinabe ey wada joogaan afaf aa lagu hadlaa an aheyn afkeena hooyo .

illahow noo  gar gaaaaaaaaaar aaaaaaaaaaaamin aaaaaaaaaaamin

SUAL AYAN QABA QOF I CAWIYAN U JEEDI  SHAQALA MIYA JOGA MESHAN   THANK U FOR TEL US 

Walalyal waxa ahay nin jeceyl asqeyay waxa umahanahay in aad iga sisan talo kusabasan jeceylkan aan ku dalay wa mid asqeyay wadnahega oo idil ila inta ximin aan ka dhaqaqo ayu ku fadhistay walalyal maha mid igu cusub wa mid aan kudalay ila in muda ah aya i hayay qoftan jecelahay asiga ila majoogo wa mid iga dher tas oo kentay in aan ku aamino naftada iyo jirkaga oo idil wan ku gacn seray marko dan tisa garay ayuu iga baxay tas aya igu dhalisay in aan kafalodo naftada madam aan ahay nin da yar wan umahanahay talo ku aadan tan iyo mid lamid ah walalyal waxa jecelahay qoftan idhawacday in aad iga sin dontan arintan kudhaqaqilahay tas oo walalaha ee islataliyan jeceylk wan aamisanahay wlhi lakin qofta aada jeceshahay waxa ficn in oo sido kale ku aamino maxa kadhihidotan magaceyga wa ayuub maxamud ?facebookaga wa ayuub khaan wan

Reply to Discussion

RSS

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service