Qiso layaab lehoo ka dhacday sucudiiga aqri ka dibnaqosolkaaga hala arko

Waayadii ay Sucuudiga shaqooyinku ka furnaayeen, ayaa maalin maalmaha kamid ah waxaa gaadhi xaajiyad ah wada raacay labo nin oo shaqo tag ah, mid wuxuu ahaa reer waqooyi, kan kalena reer koonfur. Hadaba waxay gaadhigii saarnaadaanba mise markay meel dhaxe marayaan ayuu gaadhigii kula dhacay meel god(xurfad) ah, ka dibna waxaa naxay kii reer waqooyigii ahaa, wuxuunayidhi Yaarasuululaahi!!, markaa sheekh carab ah oo agtiisa fadhiyey baa intuu bahal dhirbaaxo ah ku jiiday, kuna yidhi ilaahaaga ma taqaanid miyaa?!!. Kadibna kii reer waqooyiga ahaa baa iska aamusay isagoo cadhaysan, wuxuu gaadhigii sii socdaba mar labaad hadana meel kale oo god ah buu kula dhacay, dabadeedna kii reer koonfur ahaa baa yidhi Shiikh Cabdulqaadiroow!! markaasaa kii reer waqooyiga ahaa oo cadhaysanaa baa intuu dhirbaaxsho ugu jawaabay, kuna yidhi war kii weynaa baa meel loo la' yahay markaasaad shiikh lasoo ordaysaa




waa diyaarintii:mowliid ahmed


ugaara mowliid ahmed fikirkaaga waamuhiim


BY:ING:MOWLIID

Views: 2140

Reply to This

Replies to This Discussion

Sxb waxas wax jiro ma ahan kuwasana waa kuwo jaahilin ah waxayna waa yeen qof wax u shego mana ahan dad aqiidada ka qaldantahay in lagu qose waxa weey in waxa loo sheego

alle twc sida saxda ah hana wada waa fajiyo

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ahahaha ahahaha

 

kkkkkkkkkkkkkkk caadi maahan sxb

 

Reply to Discussion

RSS

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service