Qiso layaab lehoo ka dhacday sucudiiga aqri ka dibnaqosolkaaga hala arko

Waayadii ay Sucuudiga shaqooyinku ka furnaayeen, ayaa maalin maalmaha kamid ah waxaa gaadhi xaajiyad ah wada raacay labo nin oo shaqo tag ah, mid wuxuu ahaa reer waqooyi, kan kalena reer koonfur. Hadaba waxay gaadhigii saarnaadaanba mise markay meel dhaxe marayaan ayuu gaadhigii kula dhacay meel god(xurfad) ah, ka dibna waxaa naxay kii reer waqooyigii ahaa, wuxuunayidhi Yaarasuululaahi!!, markaa sheekh carab ah oo agtiisa fadhiyey baa intuu bahal dhirbaaxo ah ku jiiday, kuna yidhi ilaahaaga ma taqaanid miyaa?!!. Kadibna kii reer waqooyiga ahaa baa iska aamusay isagoo cadhaysan, wuxuu gaadhigii sii socdaba mar labaad hadana meel kale oo god ah buu kula dhacay, dabadeedna kii reer koonfur ahaa baa yidhi Shiikh Cabdulqaadiroow!! markaasaa kii reer waqooyiga ahaa oo cadhaysanaa baa intuu dhirbaaxsho ugu jawaabay, kuna yidhi war kii weynaa baa meel loo la' yahay markaasaad shiikh lasoo ordaysaa




waa diyaarintii:mowliid ahmed


ugaara mowliid ahmed fikirkaaga waamuhiim


BY:ING:MOWLIID

Views: 2140

Reply to This

Replies to This Discussion

FADLAN IAL QOSOLKAAN MARKAAD AQRISTAO ADAA LAGAA WARSUGAAA
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa sheka qosol badan runtena wey dhacdaa dadka marke dhib ku dhacaan wax yabahaas ku dhaqaaqo shekh ku lahaa yaa allah kalmadasaaba naxriis badan anway waa sheko qosol badan ty qofka so diyariye

marax marax marax

sheekhoow wax lagu qoslo meesha ma yaalaan marka arin kaa soconaya la kaalay

waxan anigu kuma qoslee waaba ka soo dartee

kalmadaha qaar uma fiirsan lkn markaa sheekada dhuuxdid waxaa ogaanaysaa inuu meesha  gaf ku jiro

mar hadii dambi ku jirana qoristeeda iyo  akhrinteeduba waa isku mid

sidaa darteed marax marax marax double marax

marka ka fiirso qoraalda qaar gaf iyo dambi ayay  kuu horseedi karaan.

somali wax lagu qoslo meeha way yaalaan maxaa yeelay waa qiso dhab ah oo ka dhacday aduunka aan ku nool nahay marka hadii lasoo ban dhigo maxaa dhib ah oo ku jira

w

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

 

 

 

lol niga horta waan qoslay   laakin sheekada waa amini waayay lol
meesha waxaa yaala sheeka aad ufoolxun mana ahan wax lagu qoslo ee waa wax qaldan waxaana kadambeysa fikrad ay kamuuqato cunsuriyad reerkoofur naceeyb ah kufahanay sxb adigaysa kuu taalaa
ninyo haow wanka helay horta shekada lakin sida shetay labo nin baa wada sarnaa ay tiri xajiyada shaqana usocda marka godka marku kula dhacay gariga ninka carabka hlkee kaso dhashaynah? kkkkkkkkkkkkk waaba layabe shekada intadan qorin maka fikirin miya wayo labadoda aya sarna aya tiri nin carab halkee nogimadaday sida faj ada ah waba layabe
asxaabay sheekadaan waxaan u soo saray meesha ila wada aqristo asxaabta su alihiina hadaan ka jwaabo asxaabta mid ka mid ah ayaa igu yiri ninka carabka ha intuu ka yimid oo somali wadankale u shaqatagtay yaa gaariga uwadi lahaa hadaysan gaari lahayn asxaabta kale sheekadaan waxy ku tusinaysaa cilmi yarida nahaysata hadaan nahay somali iyo sida aan u hurudno meelkasta markaan joogno maxaa yeelay dadka qaar ayaa aamin san waxaan in uu shiikh wax qaban karo dadka qaarna imaankooda ayaa ku filan marka ha u arkin wax xun ee wa wax jira dhacay dhicina doona hadaan ka gudbin cilmiyarida nahaysata
sheekaba sheeyaykeen saaxiibayaal
waxa jiri jiray nin laodhan jiray cigaal shiidaad cigaal waxa uu ahaa nin taariikhkule soomlida waxana uu ahaa filay siyaasad badan wakhtigu waa xiligii fardaha lagu dagaalami jiray ee laysku soo duuli jiray xoolahana la kala dhici jiray
maalin ayaa waxa dhacday in loo duulimaad tago meel kale (colkale)cigaal ayaa loo dhiibay faskii ugu dheeraynaayey kaasoo waligiiba fardaha kale horboodi jiray
cigaal ayaa fuulay faraskii faraskii sidii lagu yaqaanay waxa uu ka dheereeyey farda yaashii kale
cigaal ayaa yaabay ilayn waa kii fulaha ahaan jirayee markii uu faraskii ka fogaaday kuwii kale ayuu cigaal iska tuuray ciidankiisii kale ayaa soo gadhay oo waxa ayku yidhaahdeen oo cigaal maxaa kugu dhacay ee aad farska iskaga tuuray cigaal waxa uu ku jawaabay shayga dadka ka horeeyaa colna waa uu kuula galaa

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

 

 

 

 

waa dacaayda reer koonfrka taasi huuno sheeko dhabana maaha

 

 

Reply to Discussion

RSS

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service