Af-Somali

War Farxad leh! Maanta waxaa update ku sameenay chatkeena.. Hadii aad aheed qof ku tixan chatka, waxaad noqon doontaa qof la saaxibo chatka cusub kuna xernaada..

Waxyaabaha Ka cusub??

• Si sahal ah aad ku arkeesaa chat adigoo eegaya hoos ama booski aad chatka ka arki jirteen
•Aad ayoo ugu qatarsanyahay kii hore oo si sahlan uu eraydaa u gudbinayaa
• Aalad ka sii qatarsan kii hore.. Ma isticmaaleeno Falsh mardanbe, sidaa awgeed waxoo chatka cusub awood uleeyahay inaad ka isticmaasho telephoonka qaasatankuwa caaqil amatabblete kuwa loo yaqaano ee gacanku qaatla.
•Maqal dhacida codka oo la cusboonisiiyay waxaaa sidoo kale awood u leedahy inaad iska damiso
•Iska xer luuqa Si fudud ayaa luqa iskaga xeri kartaa qofka aad rabtid inaad luuqiisa iskaga xerto -kaliya ku dhufo qofka kadib dooro ereyga 'Ignore'
•Pop it out: waa qeeb kuu saabaxeeso inaad chatka kaliya meel ula abxdo si aad baaxad ween uhesho..
 

Aduun chat

in englsih

Good news! Today we upgraded our chat application. If you regularly use chat, you'll probably find the new chat more friendly and reliable:

• Easy to find: You'll find the new chat in your browser window's footer. Click on it and start chatting (click again to close it) or our home page.
• More responsive: It should snap to attention and respond to your commands better than the old chat.
• Better technology: It's not Flash-based anymore, so it will even work on some mobile devices.
• New sounds and notifications: You can turn those off if you want. You'll also see a visual notification when new messages are posted.
• Ignore people: Choose who you want to chat with — or click the "Ignore" button. It's up to you.
• Pop it out: Need more space to chat? Pop it out into its own window.

Give the new chat a try!

Views: 193

Reply to This

Replies to This Discussion

Waa wax fican koley waxaana ka dhihi karaa arintaasi Hor mar  sii kordhaya  Bahda Ree Aduun.net waxaa urajeeayaa hormar intaas kasii balaaran iyo guul .. sida websaite yada caalamiga ah e chatting ka mar dhowna waa garaa heerkaas hadii hore loo sii wado Mahdsanadiin inbadan ree Aduun... alot asxaabey

Adigaa mudan cali , waxaan filaa inay bahda Aduun.net si wacan kaaga gudoon... sidoo kale waadna ku mahadsantahay rajada ween aad  ina siisay waayo  dad qaar baa laga helaa ;)

eng:Lamaane waa waajibkeyga inaa u mahad celsho bahda isku keentay dhalinta soomaaliyeed ee ADUUN.NET insha allah waana gaarayaa heerka sare inta eey joogaan bogaga Facebook-ga iyo kuwa lamidka ah aduun  dhalinta asxaabteyda ahna waa inaan gaarsiiyaa si webka somaalida u caan baxao hormar wacan aduun.net ..

Reply to Discussion

RSS

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service