Kororso Aqoontaada Su’aalo Diini ah
1-Su’aal Sheeg ninkii Nebigana ahaa Boqorokana ahaa?
2-Su’aal Sheeg Boqortooyadii Nebi Suleymaan imisa sano ayey dhisneed?
3-Su’aal Sheeg imisa jir buu-ahaa markuu Nebi Suleymaan Cs Aabihiis xukunka kala wareegaayey?
4-Su’aal Sheeg Labadii Nebi ee walaalaha ahaa isku mar-ladiray isku qoom-na loo-diray?
5-Su’aal, Sheeg ninkii ugu horeeyey ee sameeyey Canbuur bireedka dagaalka?