Somali Online Chatting
Kororso Aqoontaada Su’aalo Diini ah
1-Su’aal Sheeg ninkii Nebigana ahaa Boqorokana ahaa?
2-Su’aal Sheeg Boqortooyadii Nebi Suleymaan imisa sano ayey dhisneed?
3-Su’aal Sheeg imisa jir buu-ahaa markuu Nebi Suleymaan Cs Aabihiis xukunka kala wareegaayey?
4-Su’aal Sheeg Labadii Nebi ee walaalaha ahaa isku mar-ladiray isku qoom-na loo-diray?
5-Su’aal, Sheeg ninkii ugu horeeyey ee sameeyey Canbuur bireedka dagaalka?
Tags:
Permalink Reply by ibraahim madrid ozil on August 7, 2011 at 10:17am asc hadaan kajwaabosuaalah wa sidaan ok
1:waa nabi suleymaan
2:360sano ayeey dhisneed aan filaaa
3: waxa uu jiray ana filaa 10
4:waa labada nabi nabi muuse iyo haaruun waxaana lo diray qoomkii fircoon
5:waxa uu aha ana filaa salmaan faaris
ok hadan wax qalday bini aadam aan ahay ok asxaabe all byyyyyyyyyyyyyy
Permalink Reply by hani Elmi on August 7, 2011 at 12:42pm 1 waxu ahaa nabi suleeman c.s.w
2 waxaay dhisnee 40 sano
3waxuu jiray 12 sano
4 wuxuuahaa nabi daa.uud c.s.w
5 waa nabi haruun iyo nabi muse c.s.w
Permalink Reply by hani Elmi on August 7, 2011 at 12:48pm ibraahiim salmaan faarisi yacni waxu ka mid ahaa asxabadi nabi muxamed c.s.w
marka xiligas ka hor ayeey eheed marka la sameyaay canbuurka birta ah sida ula soco walaalkis
Permalink Reply by Ismail Hagi Abukar on August 7, 2011 at 2:45pm 1 Nabi Suleyman
2. 40 Sano
3 12 Jir
4. Nabi muuse iyo Nabi Haruun
5. Nabi Duad
waad ku mahadsantahiin sualah fiican ee aad blushada usoo bandhigteen Ramadan Kariim
Permalink Reply by Korneel Dalnuurshe on August 7, 2011 at 6:46pm
Permalink Reply by Da KiNg on August 7, 2011 at 9:09pm
Permalink Reply by Qasim Yassin on August 8, 2011 at 7:22am Suaasha 1aad Nebi Sulaymaan Cs
Suaasha 4aad Nebi muuse and Nebig haruun Cs
Permalink Reply by axmed on August 9, 2011 at 4:14am 1-waxuu ahaa nabi Suleymaan Cs.
2-waxaay dhisneed 40 sano.
3-waxuu ahaa 12 sano jir.
4-waxaay ahaayeen nabi Muuse iyo nabi Haaruun.
5-waxuu ahaa nabi Daud Cs.
Permalink Reply by hussein hassan on August 9, 2011 at 5:21am 
@kmaaal sxb waad soo dhaweesay laakin sory si saxan umaadan jawaabin
jawaaabta oo sax ah waxaa ka jawaabtay hani Hani mashallah si sax baad ugu jawaabtay
qofka ugu horeeyo oo ka jawaaba ayaa jawaabta helay inta kadanbeesana waan ka xumahay ma siin karo jwaabta ama uma qirin karo jawaabe mar hadii qof oo comment ama jawaabta kaga hormaray
laakin aaad iyo aad ayaan dinku mahadcelinayaa ramdaan kariim
Permalink Reply by president on August 9, 2011 at 2:14pm 1>suleiman cws.
2>40 years.
3>he was 12 years old.
4>mussa csw and haroon csw.
5>he was da'ud csw.
thnz about it!
jizakumullahu kheiran.
Permalink Reply by elalitravel & cargo agency on August 11, 2011 at 4:21am 1 jwb: hadii aan isku dayo su aasha jawbteeda waa nabi suleyman
2jwb:hadii aan isku dayo u asha jawbteeda waaa 363 sano ayaan rajeyniyaa
3jwb;hadii aan isku dayo su aasha jwabteeda waxuu jiray 11
4jwb;hadii aan isku dayo su aasha jawabteeda waa nabi muuse cs iyo walalkiis haruun cs waxaan loo diray qoobka fircoon
5jwb:hadii aan isku dayo su aasha jawabteeda waa nabi daa ud cs
hadii ay jiraan wax aan qalday haa ley sheego waayo waxaan ahay bini aadan hore waxaa loo yiri qof aan wax qaldin wax ma saxo okey dhamaan asxaabta aduun.net waxaa idika dakiyaa nabadkilyo iyo ramadhan kariim all somalai people
© 2012 Created by Aduun Team.