geeraarkii ugu horeeyey oo aan soo galsho aduun ayaan halkaan idinku soo ban dhigaya anigoo idiin haya kuwa kale oo fara badan

ifka waxaan ujecelahey
meeshey idil ku nooshahey
idil waa iftiin iyo aragii indhheyga
idil waa udgonoo uurkey ku taala
iilkii hadaan galo aakhira hadaan tago
ma ilaabi doono ililaha wadnaha iyo
uurkey ku taalaa idil waan ku jecelahey

Views: 26

Reply to This

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service