Bishimaha Xubinteyda Aad Ayay U Waa Weyn Yihiin Waxaase Iigu Daran … Iyo Su`aalo Kale Oo La Xariira Sariirta

Magaceygu waahibo 23-sano ku nool adis ababa , dhawaan ayaan aqal gali rabaa balse hal dhib ayaa i haysta oo murago igu noqotay waxa ayna tahay

Labada bishimood ee xubinteyda daranka aad ayay u weyn yihiin , sidoo kale aad ayay u madoow yihiin oo waa fool xumo aragti ahaan inkastoo aniga aan qurxoonahay wajiga , jirka iyo timaha .

Waxa aan haatan ka baqayaa fal celis ka imaan karea ninaka aan dhawaan is guursaneyno waxaa ka shakinayaa in nolosheyda raaxada ay saameyn ku yeelanayan , hadaba ma u sheegaa ka hor aqal galka mise waan isaga qarsadaa

Alcarabiya:

marka hore xajmiga iyo muuqaalka labada bishimood ee waa weyn wax saameyn kuma yeelanayaan baahiada galmada , balse haddii midabka aad sheegeyso uu yahay mid aad u dillan kuna wel welinaya waxaa jira dhowr kareenoo saameyneysa midabkaas adiga oo taqatar la tashanayo waxaad isticmaashaa kareemka la yiraahdo unitone

Fiiro gaar ah sawirka cream-kana waa kan

Axmed Cawaade Oo Jooga Nayrobi: Maxay Tahay Halista Uu Leeyahay Kaniiniga viagra-ha , Imisa ayaana haboon hadiiba laga fursan karin?

Alcarabiya:horta kaniinigaan viagra-ha waxaa inta badan isticmaala ragga uusan malabyarowgooda awooda u laheyn in uu ku mirqo xubinta haweenka oo uu sameeyo garaac oo uu xoqo darbiga hoose ee xubinta haweenka , sidaas oo ay tahay biyaha durba soo baxana waa uu daahiyaa .

Dhibaatooyinka uu leeyahay waxaa ka mid ah :waxaa ugu horeey madax xanuun , wajiga oo ku gaduuta , cunnada oo si wacan u dheefshiidmin, afka oo ku qalala mararka qaarna aragtida ayaa dhibaata kala kulmeysaa
Hadiiba aadan ka fursan karin waxaa kuu wanagsan in aad qaadato 50gram ka hor inta aadan galmada sameyn saacad ka hor, ogaaw xal xabo ayaa kugu filan maalintii

Fiiro gaar ah waxaa lagula talinayaa in aad taqatar la xariirto si uu kuugu qoro


Booroow Oo Jooga Cape Town: Waxaan ka sheeganayaa xubinteyda aad ayay u yar tahay tani wel iyo cuqadad ayay igu beereysaa maxaan sameeyaa?

Alcarabiya:Inta badan ragga ka sheegta in xubintooda yar tahay waxa ay xaaladooda u laabaneysaa xaalado la xariira nafsiyan oo la yiraah Body Dysmorphic Disorder oo ah tilmaan ah xaalado was waas oo ka dhalineysa in qofka dareemo in xubintiisa heerki laga rabay joogin.

Ogaaw ma jiro qalab awooda in uu dheeraya xubinta ragga , kaliya hadii gaabnidiisa tahay mid aad u sareysa waxaan laga fursaneyn qaliin in lagu sameeyo

Ogaaw marka qaliinka la sameynayo waxaa la jaraa goobta lo yaqaan xariga laa-laada(suspensory Ligament,)waxa uuna u dhaxeeya labada sin dhexdooda hadii la jarana wax badan kuma darsamayaan ilaa 3 ilaa shan santimitir uun ayaa ku kordheysa .

Views: 66

Reply to This

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service