Somali Online Chatting
Runtii aduunkaan aan ku nool nahay waxaa badan mashaqooyinkiisa,
markasta waxaad arkaysaa wax kaa yaabiya hadaba waxaa dhacday qiso layaabeh,
Amina waa hooyo soomali ah waxaanay ku noolayd iyadoo dhalinyaro ah wadanka hindiya gaar ahaan magaalada Hydrabad
halkaas oo ay ka dhiganaysay jaamacad ku taala halkaa waxaa jirta in markasta dhalinta soomaaliga ah ay isku soo dhowaadaan meel kasta oo ay adunka ka joogaan taasna waxay kala mid ahayd dadka kale,
Amina waxay isku fuculty noqdeen wiil soomaali ah kaas oo isaguna halkaas daganaa ugana soo horeeyay.
maalmo k adib ishu daymada aragtida waxay libiqsataba waxaa isku soo dhowaaday labadooda si saa id ah,
wuxuu wakhtigu is guraba waxaa ku dhashay jacayl aad isugu soo jiiday labadooda maalmo kadib jacalkooda cusub wuxuu zakariye oo ah wiilka u safray dhulkaasi ay soomaalidu dagto meel ka mid ah, kadib zakariye wuxuu la kulmay qiso kale hooyadii oo sakaraad ah taas oo ku dardaartay in isaga la siiyay gabadhii uu abtigii dhalay taas oo uu ka gows adaygay ka dib ay sheekadu gaadhay ama duco ama habaar...xaalku markuu halkaa gaadhay ayuu waayahay ku qaboojiyay islaantiina maba dhimane xanuunkii alle ka dul qaad oo fay noqotay zakariye noqoy xagaa iyo india kadibna arintii aamina u sheeg arintu isla waalatay Amina ka yeeli wayday isna meher hoose ku gow sii ka dib semisterkii saddexaad ayuu aamina oo uur leh k aga soo tagay dhulkii africa ku soo noqoy misana hooyadii oo gabadhii la diyaar ah yaab badanaa hooyadii ayuu isku dayay inuu ka dhaadhiciyo sheekada una dajiyo misana waxaa soo kacay habaar ama duco mid dooro.
isaguna intuu indhaha isku qabtay ayuu sheekada isaga iyo Amina ka dul hoobiyay islaantii misana waxaaba go'aan lagu gaadhay inuu Aminana qabo tan kalana maadaama cidooda laga doonay loo dhiso isagaabay u gashay...
kadib isaguna wuxuu yidhi aan arko bal iyo waayahay dhowr cisho ka dib ayaa ay inoo imanaysaa AFTER 13DAYS...
Inantii baa timid goor casar ah ayaa lasoo toosiyay sakariye oo hurda loona sheeg gabadhii inay joogto.
ka dib markuu ku soo baxay waaba Amina yaab badanaa ku soo carar oo ku dhag misana iska fujisay maxaa dhacay tolow ma wax baa is badalay? maya ee qofkanaan Amina ahayn oo hadaa muxuu yahay?waa yusra oo yay ahayd yusra? mooyi dee kadib hadal dheer ka dib hooyadii u sheeg inay Amina tahay hooyadiina la yaabtay oo is tidhi malaha hurdadaa lagu helay inanka iyo dood dheer kadib wuxuu ku qancay in Amina loo yeedho oo halkaan la keeno iyo waayahay oo aaminaa loo yeedhay waanay timid labadii gabdhood markay kulmeen waaba hal oo makala saartid yaabkalaa h adana oo siduu ku kala garan? muxuu ku fali kala garashada isagaaba qaba labadoodee lakiin waala kala saari k araa xoogay
hadaba markuu ku qancay inay laba yihiin loona ogolayahay inuu l a aqal galo ayaa waxaa la gudo galay guurkii
Amina iyadu uur ayay leedahay waxaana go'aan l agu gaadhay inay horta iska dhasho sidaana gurigeeda ku joogto.
ta kalana aroos gaaban loo qabto oo lakala qariyo labadooda,habeenkii arooska ayaa waxaa dadka shaqaynayay ka mid ahaa Amina,iyadoo ku soo dhowaatay yusra misana sheeko ayaa dhex martay sheekada dhexmartay ayaa waxay u dhacday sidan:- Amina=aroosada hye bal xaalkaaga ka waran kkk?
yusra= naa waan yara xishoonayaa kkkkkk ee bal dhinacan iga fadhiiso.
Amina= kaalay maxaad yeeli lahayd inagoo caawa mar qudha aroos wada ah?
yusra=dee saasaa ka wacnaan l ahayd malahakkkkkkkkkk
Amina=dee haaye lkn imika adigaa aroos dhinacayga ha ilaawinkkkkkkkkkkkk
yusra = waaye aan ilaashano dee kkkkkkkk
Amina= horta waa inagan isku eeg meel walba ee waxaan ku waydiiyay aniga iyo adiga maxaan ku k ala duwanahay?
yusra= ma ogi..........
hadaba ma ogi jawaab ma noqotee bal akhristow labadaa gabdhood ee mataanaha ah maxay ku kala duwan yihiin su aashu waa aniga iyo adiga maxaan ku kala duwanahay?
Permalink Reply by Sam Aden●▬▬ஜ۩۞۩ஜ▬▬● on July 27, 2011 at 6:09am oooooooooh!!! oops frd sheeko aad u wanaag san ayaad soo qortay runtii waa ka helay aniga fikir ahaan
hadii aan my idea ka eego waxaan qabaa in ay ku kala duwan yihiin xaga qalbiga labadaan qof
becouse of what meel walba way iska eg yihiin.
bini aadmiga haday every where same ka yihiin hal meel ayaanay iskaga mid ka ahayn
taas oo ah qalbiga kkkkkkkkkkkkkkkk i think waan gartay haday jawaabta sidaan tahay ila socodsii frd
Sam Aden....... your best freind.
Permalink Reply by SoMaLi HeRo Style magalo on July 28, 2011 at 12:45am i like it freind when you are in addis ababa i remember kkkkkkkkkkkk do you know that night
you become fit freind so i leave my E-mail so contact me quickly.
kkkkkkkkkkk sax sxb waa jirtaa laba qof mar hadii ay isaga egyihiin dhamaan jismiga waxaa jirta
meel ay ku kala duwan yihiin oo aanay marnaba suurta gal ahayn inay isaga egaadaan
taas oo aan odhan karo waa maskaxda,hadaba labadaas gabdhood waxay ku kala duwanaayen
waa xaga maskaxda oo anay isaga mid ahayn
thanks Akram.
Permalink Reply by maanqaali on July 30, 2011 at 12:06am hhhhhhhhh oooz it's funny halkeeyse ku kala duwan yihiin taas waa mid taagan
lkn as i think waxay ku kala duwan yihiin waa qalbiga siduu Sam sheegay tas ayaa xaqiiq ah
waxaan rajaynayaa inay sidaas u dhici doonto.
Permalink Reply by Najuu shidanoz on September 9, 2011 at 6:01am
Permalink Reply by Najuu shidanoz on September 9, 2011 at 6:04am waa sheka cajiib ah teyda kali mar marka qaar waxaa dhacda markaa
sheka aqrineso inaa ka cajisto balsa shekadaan waa sheka aan ka yaabe maba ka cajisesid
ruuxe soo diyaariye waaba ruux baxar ah
Permalink Reply by jordan on September 10, 2011 at 5:46am the news is very very good,i like it.
Click on the following shopping website.
=== http://www.7century.com ===
=== http://www.ilikemonster.com ===
=== http://www.go-c2c.com ===
=== http://www.7centurybags.com ===
Will bring you a different surprise?
let us go shopping now.
© 2012 Created by Aduun Team.