Somali Online Chatting
| Featured Discussions |
|---|
Sheeko Xiiso Badan Oo Dhax Martay Labo Tuuug oo Isku FaanayaMaalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa isku faanay labo ini oo isku qabsaday anaa kaa tuugsan iyo anaa kaa tuugsan kii ugu horeeyay ayaa bila… Started by Mowliid ahmed haashi in iLa QosolLatest Reply |
Qiso layaab lehoo ka dhacday sucudiiga aqri ka dibnaqosolkaaga hala arkoWaayadii ay Sucuudiga shaqooyinku ka furnaayeen, ayaa maalin maalmaha kamid ah waxaa gaadhi xaajiyad ah wada raacay labo nin oo shaqo tag a… Started by Mowliid ahmed haashi in iLa QosolLatest Reply |
ANIGA IYO ADIGA MAXAAN KU KALA DUWANAHAY?Runtii aduunkaan aan ku nool nahay waxaa badan mashaqooyinkiisa, markasta waxaad arkaysaa wax kaa yaabiya hadaba waxaa dhacday qiso layaabe… Started by Akram AL-Nari in Genaral DiscussionsLatest Reply |
raadinwaxaan rabaa gabar soomaali ah da'deedu u dhaxeeso 18 ilaa 21, maskiin ah daacad ah shahaado dugsi dhexe heesato ugu yaraan slow dance dhee… Started by haa waa adiga in Arimaha BulshadaLatest Reply |
Maydkii ninka nool dilay (Qiso Dhab Ah)Dhacdadani waxay ka dhacday degaanka Janaale ee Soomaaliya, nin wargaleen ah oo dhawr jeer Xamar tagay ayaa ii xaqiijiyay in dad odayaal ah… Started by Jabra Yahya in Arimaha BulshadaLatest Reply |
(((( TALLO GUUD ))))Ma Ogtahay Shaqsiyahoow Inaadan Guul Gaarin Hadii Aadan Isku Aqoonsaneyn In aa tahay shaqsi ay dadku si aad aha u jecelyihiin? Hadaba Hadii… Started by maxamed maskiinoow in Genaral DiscussionsLatest Reply |
Su"aal oo jawaabteeda ay u taallo soomaali weynSidee loo bad baadin kara dhalinyarada soomaliyeed ee qurbaha ku si halabayaan? Started by Muhanad in Genaral DiscussionsLatest Reply |
60 ways to keep your wife’s love guaranteed1. Make her feel secure and sakinah – don’t threaten her with divorce 2. Give sincere salaams 3. Treat her gently – like a fragile vessel… Started by MuMTaaZ NuRtO in iLa QosolLatest Reply |
Waving Flag Somali Version With Lyrics and VideoAsc dhaman dagerayasheyda waxa idin so gudbinaya waving flag oo video qoral iyo heestaba kabogosho wacan.. Waving flag Somali VersionOn A… Started by Gulled Ahmed in Genaral DiscussionsLatest Reply |
Jamaal YarEDayaxa iyo Cadceediyo Deegaan Lamoodyeey Malablagu durduurtiyo Dahabkoo iftiimaay Daawashada ku wacaneey Damac Bey iga kaa galay, Damac ba… Started by Jamaal Yare in Heeso Qoraal Ah /Somali Lyrics (ama geeraaro)Latest Reply |
© 2012 Created by Aduun Team.